24/02/2024
Waxaa maalinta beri ah baalfurkiisu ka qabsoomi doonaa magaaladda Jigjiga buugga sooyaalkii taariikheed ee AUN Suldaan Sheekh Xasan Sheekh Ismaaciil (Sheekh Xasan Yabaree) ee uu qoray Cilmi Muuse Xaaji (Elmi Muse Haji) oo kamid ah barayaasha iyo maamulka Jaamacadda Jigjiga.
Wakhtiga: 6pm (Makhribnimo)
Goobta: MCM Lotus Hotel