Haldoor Hotel and Restaurant Baidoa Somalia

Haldoor Hotel and Restaurant Baidoa Somalia HALDOOR WAA U HEELANAHA BULSHADA. Uga soo hagaag cunno macaan & Jiif Raaxo leh.

06/04/2026

Haldor ugu imaw wakhti kasta, mar walba waa diyaar. Sidoo kale, waaad dalban kartaa fadhigaaga laguu keeno.
Kal soo xiriir.
Tell: 0614208140

24/03/2026

Maqaayadda Haldor waxay idiin diyaarisay adeeg hufan oo idin qancinaya.

JUMCA MUBAARAK
27/11/2025

JUMCA MUBAARAK

19/11/2025

Haldoor Hotel and Restaurant Baidoa Somalia
SIRTA WAA DHADHANKA, HALDOR WAA HAYINKA BULSHADA.
+252610444463 +252614208140.

11/11/2025

Goormee kugu dambeysay adigoo bun ku casariyaya? Maqaayadda Haldoor Restaurant ugu imow haddii aad Baidoa joogto.
Mahadsanid.

09/11/2025

Ma ku xirantahy maqaayadda Haldoor ?
cabitaankee ugu jeceshahay
Qaybta comments yada inoogu soo qor

Mahadsanid.

03/11/2025

SIRTA WAA DHADHANKA

HALDOOR DAAFI

TEL= 0614208140

29/10/2025

Ku soo dhowow Haldor Restaurant!
Waxaad ka heli doontaa canjeero daafe si heer sare ah oo dhadhan macaan leh loo diyaariyey.

🕒 Waqti walba waa kuu diyaar
Lasoo xiriir tell:

Hormud: 614208140

24/10/2025

Haldoor Restaurant ayaa kuu diyaarisay canjeero daafi macaan u imaw ama soo dalbo, fadhigaagana waa laguugu keenayaa
Yarisow Abdifatah
fans

23/10/2025

Ku casariyay bun, Una imaw Haldor restaurant and hotel.
Yarisow Abdifatah
Maxamed Abukar Ali Tacjiib
Abdiweli Yacquub Mohamed

20/10/2025

CANJEERO DAAFI AMA CAJEERO ETHIOPIAN

WAA INO DIYAAR MACAAMIIL XILI KASTA IYO GOOR WALBA

Tel= 614208140 ama 610444463

Address

Opposit At Bushra Hospital
Baydhabo
252

Telephone

+252614208140

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haldoor Hotel and Restaurant Baidoa Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Haldoor Hotel and Restaurant Baidoa Somalia:

Share

Category