21/07/2025
Hambalyo Hambalyo Hambalyo maamulka Saw International Hotel Borama iyo shaqalaha hotelku waxay tahniyad aroos u dirayan boqorka Ramadan abiib iyo Boqoradisa Salma ismail oo xaflada meherkodu uu ka qabsoomay saw hotel alaha isukiin barakeeyo ubad saalix ahna alaha idin siiyo.
Book your seat
📞0633338880
📞0634588878
📞618555
📸 Golden Media