11/10/2026
๐ฅ FASALO CUSUB - BARO ODOO ERP & ACCOUNTING! ๐ฅMa doonaysaa in aad barato habka ugu casrisan ee loo maamulo xisaabaadka, iibka, iyo kaydka ganacsiga? ๐
Anfac College waxay kuugu bishaaraynaysaa Koorsada Odoo 20 Accounting & ERP, oo ah tababar dhamaystiran oo lagu baranayo nidaamka ERP ee caalamka loogu jecel yahay!
๐ป๐Muxuu Ardaygu Baran Doonaa Koorsadan? ๐
Waxaan si ficil ah (Practical) isula eegi doonaa dhammaan baahiyaha shirkadaha iyo sida loogu maamulo nidaamka Odoo, adigoo baran doona: ๐น Waa maxay ERP iyo Odoo?
๐น Aasaaska Xisaabaadka: Debit, Credit & Chart of Accounts
๐น Samaynta Macluumaadka Shirkadda & Xisaabaadka Bilawga: Balance Sheet & Beginning Balances
๐น Samaynta Dalabaadka Iibka: RFQs & Purchase Orders
๐น Qabashada Alaabta & Hubinta: Receiving Products & Three-Way Match
๐น Diiwaangelinta Biilasha (Vendor Bills), Payment & Celin-ta Alaabta (Returns & Vendor Credit Notes)
๐น Maamulka Kharashka Shirkadda: Expense App & Landed Costs (Freight Costs)
๐น Samaynta Qiimaynta & Dalabaadka Iibka: Quotations & Sales Orders
๐น Samaynta Biilasha Macmiilka: Customer Invoices
๐น Qabashada Lacagaha (Customer Payments) & Bixinta Celin-ta (Customer Returns & Credit Notes)
๐น Lacag bixinta Qayb ahaan (Partial Payment) & Iibka Deynta (Customer Credit Sales)
๐น Maamulka Sicir-dhimista (Sales Discounts) & Canshuuraha (Sales Tax / VAT)
โ
POS (Point of Sale): Sida loo isticmaalo nidaamka iibka tafaariiqda ee meheradaha iyo dukaamada.
โ
Barnaamijyada Muhiimka Ah ee Kale (Apps): Barashada qaabka loo rakibo loona isticmaalo barnaamijyo kale oo lagama maarmaan u ah kor u qaadista ganacsiga. Faa'iidooyinka Tababarkan:
๐ Buug (Course Book) dhamaystiran oo loo diyaariyay ardayda.
๐ Tababar ficil ah oo la adeegsanayo shirkado tusaale ah.
๐ Shahaado la aqoonsan yahay marka la dhammeeyo. โณ Arday Kooban Ayaa Loo Baahan Yahay! Isdiiwaangalintu waa ay socotaa ee yaan lagaa buuxin! โณ๐ Goobta: Anfac College โ Bosaso๐ Nagala Soo Xiriir Telefoonada: 907 411 727 / 907 754 996๐ฉ Fadlan fariin noogu soo dir bogeena ama toos noo soo wac si aad booskaaga u xaqsato!