02/09/2026
𝗗𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗵𝗮 𝗹𝗮 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝘀𝗵𝗲𝗲𝗴𝗼, 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝗴𝗮𝗻𝗮 𝗵𝗮 𝗹𝗮 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗱𝗵𝗶𝗶𝗿𝗿𝗶𝗴𝗲𝗹𝗶𝘆𝗼
ll𝗦𝗵.𝗜𝘀𝗺𝗮𝗮𝗰𝗶𝗹 𝗚𝗮𝗮𝗰𝘀𝗵𝗲 ll Diinteennu waxay ina bartay in la is xusuusiyo wanaagga, xaqa iyo waxa Alle raalli ka yahay.
Mararka qaar hal eray oo aad qof u sheegto ayaa noqon kara sabab uu ugu soo noqdo Alle, ugu wanaagsanaado noloshiisa, ama uu uga tago wax xun.