Galmudug Hotel And Restaurent

Galmudug Hotel And Restaurent Qorshaheennu waa qanacsanaantaada: ( Our Plan is your Satisfaction )

Galmudug Hotel and Restaurent ayaa galabta ciyaraya Finalka Tartanka Ramadan Cup 2026 Waxaan u rijeyneynaa Teamkeena Guu...
23/03/2026

Galmudug Hotel and Restaurent ayaa galabta ciyaraya Finalka Tartanka Ramadan Cup 2026
Waxaan u rijeyneynaa Teamkeena Guul

22/03/2026
19/03/2026

Waxaan casimada kusoo kordhinay cofee shop casri ah oo aad uriyaaqi doontaan

soodhawaada macaamiishena Qaaligaa

Ramadaan Mubaarik dhammaan walaalaha muslimiinta ah meel walba aad joogtaan❤️🌙Macaamiil- Afurkaagii oo aad kuu qancinaya...
21/02/2026

Ramadaan Mubaarik dhammaan walaalaha muslimiinta ah meel walba aad joogtaan❤️🌙

Macaamiil- Afurkaagii oo aad kuu qancinaya ayaan kuu diyaarinnay. Kaliya na soo booqo oo kaalay na afur. Mahadsanid.

12/01/2026

Refreshment……..

Sanbuuz turki & Bur tufaax iyo pizza

04/01/2026

Ku mahadsanid Macaamiil Fal-celintaada. Sharaf bay noo tahay in aan marti-galino oo aan u adeegno haldoorka bulshada oo aad ugu horreyso Shukri Fiican . Safar wacan iyo Soo laabasho dambe insha allaah.

10/10/2025

Malintada ma kuu qurxinaa macaamiil.

Halkaan uga wac qofkii qado sharaftan kugu cazuumi lahaa.🙏👌

23/09/2025

Xaflada daahfurka qorshaha isbadalka dowlada Galmudug 2026_2030

Madaxweyne ku xigeenka iyo waziirada dowlada Galmudug ayaa si wada jira Barnamijkan ugu daahfuray Galmudug Hotel and restaurent

04/09/2025

Hambalyo lamaanaha Muxyidiin iyo Hiba, Guur khayr leh iyo guri waara idam alle.

Waad ku mahadsantihiin doorashadiina Hotel-galmudug aad u doorateen inuu marti-galiyo munaasabaddiina qiimaha badan.

Mamaamul iyo hawl-wadeen dhammaan bahda hotel-galmudug Hambalyo iyo bogaadin bay idiin dirayaan.

Waxaa diyaar kuu ah, Hoolal casri iyo Hufnaansho oo aad ka heli doonto. Fadlan kusoo biir bah-wadaagta ku xiran Hotel -galmudug. Mahadsanid

Address

Dhusamareb
Dhuusamarreeb

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galmudug Hotel And Restaurent posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category