Amiin Guest House

Amiin Guest House Halkani Waa Bogga Rasmiga ah ee Amin Guest House Ee Ku yaal Degmada Eyl Ee Gobolka Nugaal. Restoranr and Cafeteria with good service

18/02/2026

Hadaan gu'ga kuu dhashaa gabow mooyee ku tarin garaad
iyo waayo-arag ilayn wax ma dhaantid geed.!!! xigmadaan abwaan Gaariye AHN waa xigmad qota dheer oo shacabka Soomaaliyeed u muujinaysa inay ka guuraan qabyaalada iyo dulqaadka 40 sanno kor u dhaafaya kuna bedelaan kacaan ay ay ku qaadaan oo lid ku ah madaxyo-weynta aan danta guud ugu maqnayn balse ah danley guriga xalane ugu jira is
haysi shakhsi ah wakhtigaan cakiran ee siyaasadii iyo xeerarkii caalamku ku kala danbayn jireen ay galeen marxalad xaasaasiya oo aan u wanaagsanayn wadamada tabarta daran kuwaasoo wadankeenu ugu horeeyo ayna u dheer tahay dhaqaale xumo dagaalo iyo abaaro isdaba-joog ah.

Address

Bajureri
Eyl

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amiin Guest House posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Amiin Guest House:

Shortcuts

Share

Category