Shirkadda Kiraynta guryaha iyo iibinta ee Sahal Rentals

Shirkadda Kiraynta guryaha iyo iibinta ee  Sahal Rentals Ahow kiroole ama kirayste, Sahal Rentals waxaa ay kuu balan qaadaysaa adeeg deg deg ah oo hufan. Ujeedada Gaalkacyo:
1.

U fududaynta kiroolaha helista guri kira ah: GRH Waxaa ay kuu fududaynaysaa in macmiilka kiroolaha ahi helo guri kiro, ku filan, kuna qancin doona, waxaana ay kaa caawin doontaa in aad hesho guri kiro ah adiga oo jooga gurigaa ama goobtaada shaqo uusanna waqti kaaga dhumeyn dhibna ka mareyn raadintiisa ama heliddiisa.
2. U fududaynta kiraystaha helista macmiil wanaagsan iyo damaanad qaad hantidiis

a: GRH waxaa ay diyaar kuula tahay inay kuu kirayso gurigaaga, goobahaaga ganacsi iyada oo qaadi doonta masuuliyadda gurigaaga iyo handtidaada sida:- helista lacagta kirada waqti go’an, dhowrista amaanka dhismaha guriga iyo nadaafadiisa. GRH waxaa ay kuu balanqaadaysaa inaad si dhib yaraan ah ku hesho kirayste masuul ah iyo joogtanynta kirada gurigaaga.

10/08/2024
Guri kiro Ah, Xaafadda Garsoor, Dhabarka Danbe ee Kabidda,4 Qol, 2 Suuli, Jiko iyo dayr wayn, Store ama bakhaar yar, Qii...
24/01/2024

Guri kiro Ah, Xaafadda Garsoor,
Dhabarka Danbe ee Kabidda,

4 Qol, 2 Suuli,
Jiko iyo dayr wayn,
Store ama bakhaar yar,
Qiimaha: $ 240

Waxii faahfaahin ah ee dheeri soo booqo xafiiska Sahal Rentals, Dabaqa Soofe ee ku dhagan Hotel Golden Plaza

Guri kiro ah:Gaalkacyo Xaafadda Gaarsiir,Guri CusubAagga Jidka Gaalshiraha Iyo Kabidada4 Qol Iyo 2 SuuliDayr wayn.Qiimah...
24/01/2024

Guri kiro ah:

Gaalkacyo
Xaafadda Gaarsiir,
Guri Cusub
Aagga Jidka Gaalshiraha Iyo Kabidada
4 Qol Iyo 2 Suuli
Dayr wayn.

Qiimaha: $ 240

Waxii dheeri ah la soo xariir xafiiska shirkadda ama soo wac 7745217.

Sahal Rentals waxaa ay kuu haysaa guryo kiro ah.Booqo xafiiskeeda magaalada Gaalkacyo ama fariin noo soo dir.
19/08/2023

Sahal Rentals waxaa ay kuu haysaa guryo kiro ah.

Booqo xafiiskeeda magaalada Gaalkacyo ama fariin noo soo dir.

25/04/2023

Adeeg Hufan iyo Ammaano ugu imow Sahal Post & Logistics.

Mehered Kiro ah:Macmiil waxaan kuu haynaa mehered kiro ah oo ku Taal laamiga aagga, almacruuf  iyo golden plaza hotel.1....
15/04/2023

Mehered Kiro ah:

Macmiil waxaan kuu haynaa mehered kiro ah oo ku Taal laamiga aagga, almacruuf iyo golden plaza hotel.

1. Cabirka: 12mt X 7mt
2. Suuli,
3. Xafiis
4. Store yar

SAHAL POST & LOGISTICs waxaa ay sanadka cusub kusoo kordhisay adeegyada 34 dal oo cusub.Booqo xafiisyada Sahal Post ee m...
18/02/2023

SAHAL POST & LOGISTICs waxaa ay sanadka cusub kusoo kordhisay adeegyada 34 dal oo cusub.

Booqo xafiisyada Sahal Post ee magaalada aad joogto ama fariin noo soo dir.

Sahal Post & Logistics waxaa ay macaamiisheda ugu bishaaraynaysaa in adeegga soo qaadista alaalabaha culus iyo kuwa fudud ay kusoo kordheen 34 wadan oo alaabtaada lagaaga soo qaadayo laguuna keenayo Soomaaliya. wadamadaan cusub ayaa ku kala yaal, Europe, America, Asia, Australia iyo Africa.

05/12/2022

Sahal Post igu imow adeeg hufan iyo ammaano.

Xafiiska Hargaisa Somaliland

Guri kiro ah3  Wol, 2 Suuli iyo Jiko, xaafadda Israac Aagga Yamayska.Qiimaha:  $ 150
05/12/2022

Guri kiro ah

3 Wol, 2 Suuli iyo Jiko, xaafadda Israac Aagga Yamayska.

Qiimaha: $ 150

Guri kiro ah.Xaafadda Israac, aagga schoolka Yaasiin Nuur,5 Qol, 2 Suuli iyo Jiko.Qiimaha: $200.
04/12/2022

Guri kiro ah.
Xaafadda Israac, aagga schoolka Yaasiin Nuur,

5 Qol, 2 Suuli iyo Jiko.

Qiimaha: $200.

Guri haaf dabakh ah oo kiro ah.Xaafadda Garsoor, jidka Jiiro garoob.
20/11/2022

Guri haaf dabakh ah oo kiro ah.

Xaafadda Garsoor, jidka Jiiro garoob.

Address

Gaalkacyo

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252907146955

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shirkadda Kiraynta guryaha iyo iibinta ee Sahal Rentals posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shirkadda Kiraynta guryaha iyo iibinta ee Sahal Rentals:

Share