Mudug plaza Hotel Galkacyo Galmudug

Mudug plaza Hotel Galkacyo Galmudug Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mudug plaza Hotel Galkacyo Galmudug, Hotel, Gaalkacyo.

31/03/2026

MUDUG PLAZA HOTEL

19/03/2026

🎉 Mudug plaza Hotel Galkacyo Galmudug
waxay idiin diyaarisay inaad farxad kuwada ciidaan adiga iyo ubadkaaga maalmaha barakaysan ee Ciidda! 🎉

*"Ku soo dhowaada goob ay ka buuxaan farxad, madadaalo iyo xasuus qurux badan

Adeegyada aan idiin diyaarinay waxaa ka mid ah:
1. Goobo carruurtu ku ciyaaraan oo ammaan ah

2. Goobo dalxiis iyo sawirro qurux badan lagu qaato

3. Bandhigyo ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka

4. Martiqaadyo iyo munaasabahada gaarka ah.

5. Hoolal casri ah oo loogu talagalay munaasabado gaar ah

6. Adeega Hufan oo adiga kuu gaar ah.

Mudug Plaza – Halka farxadda qoysku ka bilaabato! ✨

17/03/2026

Mudug Plaza Hotel Oo Ciida Wax Wayn U Diyaarisay Reer galkacyo.

21/02/2026

Mudug Plaza Galkacyo Iyo Soo Dhawaynta Agaasime DR Shaakir

18/02/2026

رمضان مبارك علينا وعليكم بالخير واليمن والبركات وانتم بخير وصحه وسلامه يارب العالمين وإياكم أجمعين اللهم آمين.
61 4431199
[email protected]
RAMADAN MUBARAK

07/02/2026

Kuso dhawaada Mudug plaza Hotel Galkacyo Galmudug .
Casuumadii Beelwaynta reer xaji Saleebanay u sameeyeen Wasiirada ka mid ah Dowaladda GM iyo wax garadka ku dhaqan goalka Mudug .
Sharaf iyo karaamo.
Nagala so xiriir 61 4431199
[email protected]

Mahadsanidiin
📷 Mohamed Abdullahi siciid siidhii

30/01/2026

Mudug plaza Hotel Galkacyo Galmudugayaa si weyn ugu diyaar garoobay qaabilidda macaamiisha bisha barakaysan ee Ramadan.Maamulka Hutelka ayaa diyaariyey adeegyo casri ah, cunnooyin kala duwan,holal iyo jiif tayo sare leh, iyo jawi ku habboon soon-qaadashada, afurka iyo cibaadada bisha Ramadan, si ay u helaan martidu adeeg dhammeystiran oo raalli-gelinaya.Mudug Plaza Hotel ayaa mar walba caan ku ah marti-soor wanaagsan, nadaafad sare iyo adeeg hufan, taasoo ka dhigaysa mid ka mid ah hudheelada ugu habboon ee lagu qaato bisha Ramadan ee magaalada Galkacyo. 🌙✨

Fadlan nagala so xiriir 61 4431199
[email protected]

Mahadsanidiin !!!

23/01/2026
19/01/2026

Mudug plaza hotel Galkacyo Galmudug I see 3 flags reer galmudug waa ilbax wllhi . ✌❤️

Address

Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mudug plaza Hotel Galkacyo Galmudug posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category