Hud Hud Rental

Hud Hud  Rental iibinta iyo kiraynta guryaha iibinta dhulka sida : beeraha .dhulka banaan iyo iibinta baaburta

31/07/2025

KU SOO DHAWOOW SHIRKADA HUD HUD RENTAL

28/02/2025

Ramadaan Kariim!

Shirkada HUD HUD RENTAL waxay hambalyo u diraysaaa dhammaan Ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan bulshada gobta ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, curashada bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed.

15/06/2024

May Allah make your deeds accepted and your sins forgiven on Eid al-Adha, Happy new year.

Every year you get closer to God.

10/04/2024

Eid Mubarak and happy new year on the occasion of Eid al-Fitr, may Allah accept our good deeds and from you

Alle naxariistii janno haka waraabiyo Abwaan/Qoraa Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi) oo Xalay  ku geeriyooday magaala...
28/10/2023

Alle naxariistii janno haka waraabiyo Abwaan/Qoraa Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi) oo Xalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Innaalillaahi waa innaa ileyhi raajicuun.
Geeridu waa Xaq

21/04/2023

Ciid Mubarak Dhamaad Islamka Gaar Ahaan Umada Somaliyeed Meelkasta Oo Ay Joogaan

Shirkada HUD HUD RENTALS Waxay idiin ku busharaysaa in ay idiin soo Wado Adeeg cusub oo Ah:-Iibinta Guryaha Iibinta beer...
15/04/2022

Shirkada HUD HUD RENTALS Waxay idiin ku busharaysaa in ay idiin soo Wado Adeeg cusub oo Ah:-
Iibinta Guryaha
Iibinta beeraha
Iibinta dhulalka/jagooyinka
Iibinta Baabuurta
Kiraynta guryaha babuurta
Iyo waliba kuwa kle oo badan

Fadlan nagu soo biir zi aad ula socoto adeegyada shirkada Hud hud rentals

19/01/2022

Macmiil hamoogaan adeegyada
🔑🔑🔑Shirkada Hud Hud Rental 🔑🔑

🏘Kiraynta iyo iibinta guryaha
🚘Kiraynta iyo iibinta baburta
🏜iibinta dhulka banaan
🛤Iibinta beeraha
👥Qorista hashiisyada

Wixii faahfahin ah nagalaso xidhiidh

📞📞📞0634422147
📞📞📞0633866666
📲📲📲0634487713 Whatsapp number

Waanu Haynaa  Qolol Xafiisyo Ah Oo Kasoo Horjeeda  Laamida Masalaha Ka Timaada Qiimuhu Waa   150$ Ilaa 200$ Fadlan Nagal...
21/06/2021

Waanu Haynaa Qolol Xafiisyo Ah Oo Kasoo Horjeeda Laamida Masalaha Ka Timaada
Qiimuhu Waa 150$ Ilaa 200$
Fadlan Nagala soo Xidhiidh
Telephane Number 0634422147

15/04/2021

Waxaan Halkaan Ugu Hambalyeyneynaa Dhamaan Ummada Muslimiinta Ah Gaar Ahaan Ummada Soomaaliyeed Meel Walbo Oo Ey Joogaan Bilashada Bisha Barakeysan Ee Ramadaan. Waxaan Alle Ka Baryeynaa Inuu Kheykiisa Na Waafajiyo

Address

Airport Road
Hargeisa

Telephone

+252634422147

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hud Hud Rental posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hud Hud Rental:

Shortcuts

Share