28/10/2025
Ku soo dhawow Esco Hotel & Restaurant π¨π½οΈ β Hargeisa, Somaliland.
Halkaan waxaad ka heli doontaa adeeg hufan oo tayo sare leh, qolal raaxo leh oo nadiif ah, iyo cunto & cabitaan heer sare ah oo si xirfad leh laguugu diyaariyey.
Esco Hotel & Restaurant β Raaxo, Nadiifnimo & Adeeg Lagu Kalsoon Yahay.