𝗱𝗵𝘂𝗹 & 𝗚𝘂𝗿𝗶 𝗶𝗶𝗯 𝗮𝗵 & 𝗸𝗶𝗿𝗼 "joowhar"

  • Home
  • Somalia
  • Jowhar
  • 𝗱𝗵𝘂𝗹 & 𝗚𝘂𝗿𝗶 𝗶𝗶𝗯 𝗮𝗵 & 𝗸𝗶𝗿𝗼 "joowhar"

𝗱𝗵𝘂𝗹 & 𝗚𝘂𝗿𝗶 𝗶𝗶𝗯 𝗮𝗵 & 𝗸𝗶𝗿𝗼  "joowhar" soo dhawaaw walaal waxaad halkaan ka helee dhul iib ah guri kiro ah iyo dhul beered iib ah iyo ayagoo kiro ah

21/01/2024

Hadii aad hayso dhul beec ah ama ijaar igala soo xariir whatsAPP Namber-kaan

11/05/2023

Fursad kale oo qaali ah maantana waxaa idin haayaa Nus Boos iib ah kuna yaal degmada jowhar xaafada horseed. Laanta isnaay
Gurigaas waa guri bacweyne dhisan oo sedex qol ka kooban dhulka uu kuyaalana sida isnaay lagu yaqaan waa dhul cara cad ah aan wax dhiiqo ah kaa soo gaareyn
Wixii macluumad intaa dheer naga soo wac
0615541432

11/05/2023

Asc kala maqnantii dheered kadib waxaan maanta idin soo wadaa labo nus boos oo dhisan oo isnaay kuyaala waliba dhul caro cad ah ila socda

17/08/2022

Guri iib ah fursad kale oo qaali ah waxaan idin haynaa guri iib ah kuna yal degmada jowhar gara ahan xaafada horsed gara ahaan laanta isnaay guriga waxaa ka dhisan qol barsad iyo musqul dhagax ah waxa kale uu leeyahay dhul banaa oo aan dhisneyn aadna uweyn wixii faahfahin ah kala xariir
0615541432 ama 𝗱𝗵𝘂𝗹 & 𝗚𝘂𝗿𝗶 𝗶𝗶𝗯 𝗮𝗵 & 𝗸𝗶𝗿𝗼 "joowhar"
Soo dhawaada markale

02/08/2022

Guri iib ah gurigaan waxa uu kuyaala degmada jowhar
Gar ahaan xafada hanti wadaag laanta kulmis
Gurigaan cabirkiisa waa 12×12 mitir gurigaan waxa uu leeyahay decoment sax ah waana sabar loogo maxamad siyaad bare
Wixii fafahin ah kala xariir 0615541432
ama 𝗱𝗵𝘂𝗹 & 𝗚𝘂𝗿𝗶 𝗶𝗶𝗯 𝗮𝗵 & 𝗸𝗶𝗿𝗼 "joowhar"

A s c waxaan idin haynaa  boos banan oo ku yaal magalada jowhar xaafada horseed gaar ahan iskuulka shiiq xusen cade agti...
31/07/2022

A s c waxaan idin haynaa boos banan oo ku yaal magalada jowhar xaafada horseed gaar ahan iskuulka shiiq xusen cade agtiisa cabirka waa 15×15 mitir wixii fahfahin ah 0615541432

27/07/2022

A s c galab wanagsan
Waxaan mar dhaw hadii alle yiraah idinla wadaagi doonaa dhul iib ah
Nala socda i.a

Hadii aad ka takto salaada subax sagaal kaas sheey oo wanagsan ayaad  weysay waadna xasaartay aduun iyo aakhiro hala ila...
27/07/2022

Hadii aad ka takto salaada subax sagaal kaas sheey oo wanagsan ayaad weysay waadna xasaartay aduun iyo aakhiro hala ilaliyo salada subax insha allah carurtana hala kiciyo

24/07/2022

Hadii aad hayso guri iib ah ama dhul iib ah
Iyo guri kiro ah
Nagala soo xariir
0615541432

Guri iib ah kala xariir 𝗱𝗵𝘂𝗹 & 𝗚𝘂𝗿𝗶 𝗶𝗶𝗯 𝗮𝗵 & 𝗸𝗶𝗿𝗼  "joowhar"  call no 0615541432
24/07/2022

Guri iib ah kala xariir 𝗱𝗵𝘂𝗹 & 𝗚𝘂𝗿𝗶 𝗶𝗶𝗯 𝗮𝗵 & 𝗸𝗶𝗿𝗼 "joowhar" call no 0615541432

23/07/2022

A s c waxaan idin haynaa guri iib ah guriga waxa uu ku yaala degmada jowhar gar ahan xafada hanti wadaag waliba suuqa weyn ayuu ku yaala waa guri ganacsi noqonaya isla waqtigan guriga waxa uu leyahay decoment sax ah cabirkiisa 20×20 mitir
Wixii fahfahin intaa dher kala xariir whatsapp namber 0615541432 ama call: 0615541432

Address

Jowhar
Jowhar
2526

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 𝗱𝗵𝘂𝗹 & 𝗚𝘂𝗿𝗶 𝗶𝗶𝗯 𝗮𝗵 & 𝗸𝗶𝗿𝗼 "joowhar" posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to 𝗱𝗵𝘂𝗹 & 𝗚𝘂𝗿𝗶 𝗶𝗶𝗯 𝗮𝗵 & 𝗸𝗶𝗿𝗼 "joowhar":

Share