Halgan Group of Companies

Halgan Group of Companies Halgan Group of Company waa shirkad ku shaqeyso Online oo qabato adeegyo kala duwan
Shirkada waxaa la aas aasay 1-di june 2016
(2)

Shirkada Halgan waa shirkad cusub oo la aas aasay 1-di june 2016 islamarkaana ka shaqeyso iibinta Baabuurta Raaxada iyo kuwa Shacabka Cuseeb iyo Celis intaba. Shirkadu waxa ay macaamiisheeda kusoo dhaweyeysaa gacmo Furan iyo Qiimo ay ku qancaan. Xarunta Shirkadda waxa ay kutaalaa Muqdisho KM4 Wixii faah-faahin ah wac 0615-551589 ama 0617-477868

Address

KM4
Mogadishu
2526

Telephone

+252614141574

Website

Products

Adeegyada ay bixiso shirkadda waxaa kamid ah:

1- Qeybta Baabuurka:

Iibinta Baabuurta : (kuwa cusub ama Celis ah).

2- Qeybta Guryaha:

Iibinta Dhulka Banaan.
Iibinta Guryaha dhisan
Kireynta Guryaha

3- Qeybta Safarada gudaha iyo Dibadda

Helida Tickets -ka Gudaha iyo Dibadda.
Helida Fiisooyinka sida wadamada: Kenya, Uganda. Masar Turkey,India iyo Maleysia.

Shirkadu waxa ay macaamiisheeda kusoo dhaweyeysaa gacmo Furan iyo Qiimo ay ku qancaan.

Xarunta Shirkadda waxa ay kutaalaa Muqdisho isgooska Maana-booliyo dhanka Degmada Shibis iyo KM4 Wixii faah-faahin ah wac +252617-477868 / 0612107708 / 0615-551589

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halgan Group of Companies posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Halgan Group of Companies:

Share

WAX-QABADKA SHIRKADDA IYO ADEEGYADDA AY BIXISO

Halgan Companies waa shirkaddo ku shaqeeyo Qaab Online ah islamarkaana qabto adeegyada kala duwan sida iibinta gaadiidka, guryaha , Adeegyada Duulimaadka, iibinta Alaabyadda Guryaha iyo Qalabka Xafiisyadda.

Shirkaddaha Halgan waxaa la aas aasay 1-di June 2016 si bulshada looga daboolo baahida ay u qabaan adeegyada ay qabaneyso shirkada.

Adeegyada ay bixiso shirkadda waxaa kamid ah:

1- Qeybta Baabuurka: