Xalsan Best Control

Xalsan Best Control Maku dhibantahay Cayayaanka gurigaaga ama ganacsigaaga? (Xalsan pest Control ayaa kuu keenaya xal casri ah oo wax ku ool ah πŸ§ πŸ’¨

07/08/2026
MACAAMIL, GURIGAAGU WAA MURAAYADDA QOYSKAAGA! ✨🏠Ma doonaysaa guri nadiif ah, udgoon leh, isla markaana soo jiidasho bada...
28/07/2026

MACAAMIL, GURIGAAGU WAA MURAAYADDA QOYSKAAGA! ✨🏠
Ma doonaysaa guri nadiif ah, udgoon leh, isla markaana soo jiidasho badan?
🧹 Xalsan Team waxay kuu hayaan adeeg nadaafadeed oo xirfad leh:
βœ… Dhaqista sagxadaha iyo darbiyada βœ… Nadiifinta jikada iyo musqulaha βœ… Dhaqista daaqadaha βœ… Nadaafadda guryaha cusub iyo kuwa la degan yahay βœ… Shaqaale khibrad iyo daacadnimo leh
Waxaan kuu soo celineynaa bilicda iyo nadaafadda gurigaaga si adiga iyo qoyskaaguba ugu noolaataan jawi caafimaad leh.
πŸ“ž Nala soo xiriir maanta oo ka faa'iidayso adeeg tayo leh.
XALSAN TEAM "Nadaafad lagu kalsoon yahay, adeeg lagu qanacsan yahay."

22/06/2026

Nadaafada Daaqadaha Waa Bilicda Gurigaaga iyo Goobtaada Shaqada!
Ma rabtaa daaqado nadiif ah oo qurux badan?
Xalsan Team waxay bixisaa adeeg tayo sare leh oo lagu nadiifiyo daaqadaha, lagana saaro boodhka iyo qashinka ku urura qaybaha hoose ee cariiriga ah ee daaqadaha.
Adeegyadeenna waxaa ka mid ah: βœ… Nadiifin dhamaystiran oo daaqadaha ah. βœ… Ka saarista qashinka iyo boodhka ku urura meelaha cidhiidhiga ah. βœ… Nadiifin taxaddar leh oo ilaalinaysa daaqadaha. βœ… Adeeg degdeg ah, xirfad leh, iyo qiimo macquul ah.
Ku soo celi daaqadahaaga muuqaal nadiif ah oo soo jiidasho leh adigoo dooranaya Xalsan Team.
πŸ“ Location: Mogadishu
πŸ“ž Tell: 061 510 4268

19/06/2026

Duqsigu waa cayayaan yar… balse dhibkiisu waa weyn yahay!
Wuxuu wasakheeyaa cuntada, miisaska, iyo goobaha ganacsiga sida maqaayadaha iyo guryaha.
⚠️ Duqsigu wuxuu gudbin karaa jeermis iyo cudurro halis ah oo saameeya caafimaadka qoyskaaga iyo macaamiishaada.
Sidee looga hortagi karaa?
βœ”οΈ Nadaafadda joogteynta
βœ”οΈ Qashinka si sax ah loo xirxiro
βœ”οΈ Meelaha cuntada lagu diyaariyo oo la ilaaliyo
βœ”οΈ Buufin joogto ah oo xirfad leh
πŸ›‘οΈ XALSAN PEST CONTROL ayaa kuu haya adeeg tayo leh oo lagu ciribtirayo duqsiga iyo cayayaanka kale.
βœ”οΈ Adeeg degdeg ah
βœ”οΈ Buufin ammaan ah
βœ”οΈ Qiimo jaban
tell 0615104268

15/06/2026

Waxaan buufinaa
1 guryaha
2 maqaayadaha
3 Hotelada
4 baqaarada
5 dukaamada
6 xafiisyada
7 gawaarida
8 Dugsiyada
9 Bulaacadaha
10 goobaha dad weynaha
Had iyo jeer waxaan diyaar u nahay in aan idiin adeego oo si raaxo leh aad u seexatan mahadsanidiin See less

Address

Bakaaro, Market
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xalsan Best Control posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share