06/06/2021
Waalidkay oo Mariil ahbaa Muqdisho caafimaad u keenay meel aan wax ka siiyana waayay oo maqaayadihii magaaladu cunto macaanka iyo milixdu ay ka buuxdo ayay meelwalba ku hayaane yaa ii tilmaama meel aan gacantayda ku muraado, mar hadii hadalkaagu kaas yahay
Maah maah baa tiraahda war helaa talo helee miyadan maqal hotelka casriga ah ee Banaadir Guest House,
Banaadir Guest House Waa Hotel noociisu ku cusub yahay carligeena waana kaliya Hotelka aad adigu gacantaada ku karsan karto noocaa doonto Cunto, waxaana laguugu diyaarshay kurshiin qalabaysan ood sidaa doonto u isticmaali karto ,
Sidoo kale Hotelka Banaadir Guest House waxaad ka heleaysaa Qolol VIP ah, Internet xiwaare Sare leh iyo soo dhaweyn kal iyo laab ah Nadaafadna waa Number one . Kala xirii Hotelka Banaadir Guest House teleefoonka Numberkiisu yahay 0611006574.