Gufure Hotel

Gufure Hotel Gufure Hotel

Hotel Gufue is open 24 hrs and offers you the best and valuable services incuding, single and double bed spacious and comfortable rooms, delicious Food service, Soft drinks, snacks and etc.

06/03/2024

Ramadan Month is loading...99%.

19/10/2022

Asc Dhamaantiin!.

Alxamdulillaah Inkastoo Soomaaliya guud ahaan meelo kooban weli aysan helin roob ku filan, misana waxaa jira in roobab fiican ka da, een inta badan dalka, kaasoo lagaga soo kabsan karo cabsidii badnayd ee awal jirtay inkastoo marna aan Alle laga quusan taas awgeed, Raxmadu meelo badan way curaty labadii asbuuc ee la soo dhaafay.

Sidoo kale, Allaah ayaa xaqiiqda og oo waxkastana qadara, balse waxaa sidoo kale la soo weriyay saadaal fiican in asbuucyada soo socda ay jiraan roobab kale oo tayo fiican leh gaar ahaan Puntland iyo Somaliland oo laga yaabo inay helaan roobab heerka meel dhexaad-ka ah iyo sidoo kale kuwo heerka culus ay ka da,aan dhanka Central and South central of Somalia.

Alaah waxaan markasta ka baryaynaa raxmad iyo barwaaqo! Aamiin.

23/05/2022

Asc, waa idin salaamaynaa dhamaan umadda Soomaaliyeed meel kasta aad joogtaan.

01/12/2020

Welcome Gufure Hotel and Restaurant.

Address

Main Market Street
Qardho
N/A

Telephone

+252905098188

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gufure Hotel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gufure Hotel:

Share

Category