Mohamed Tomorrow

Mohamed Tomorrow Noogu kaalay service hagar la'aan ah

🚨Ramadan mubarik dhaamanteen🌜❤️Allah mahad leh oo anagoo cafimad qabna nala kulanasiiyey bishan barakeysan.Wax jirey dad...
18/02/2026

🚨Ramadan mubarik dhaamanteen🌜❤️

Allah mahad leh oo anagoo cafimad qabna nala kulanasiiyey bishan barakeysan.

Wax jirey dad nala soomay tii h**e oo imika nasiib u helin tan alle haw naxariisto intii geeriyootay inaga alle ha inooga dabo naxariisto🤲

Waxad jaanis u haysta inad isbadashid isasaxdid oo ka faaidaysatid bishan barakeysan.

30cisho waa mudo dheer ood isbadal ku sameyn kartid,joogteyn kartid acmaashada.

Cidii salaadu ku adkeyd, sahwin jirtay,ka tagi jirtay ama xasuusan jirtay un ramadan ka ramadan cibaada gaabin jirtay,hawadiisa raacday

Ramadaantan waa jaanis kusoo martay:

Aynu ka faaidaysano tan: joogteenta cibaadada, salaad saxid, quraan akhris,sadaqo la baxid, isasaamaxid,laab isku xaadhnan,
wanaag isfarid,xumaanta,fusuqa,xanta,iyo naxliga iska reebid ayaa inoo balana.

Alle ha ina waafajiyo khayrkeeda🤲❤️

10/08/2024

Inalilahi wa inalilahi rajucuun alleh Haku naxariisto jannatul fardawsana haka waraabiyo asma xasan aadan (asma saban) amiin amiin 🤲🤲😔

Address

Tug Wajale

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Tomorrow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share