RUN SHEEG

RUN SHEEG Warbaahinta run sheeg

Address

3833 Cuming St Apt 10
Omaha, NE
68131

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RUN SHEEG posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to RUN SHEEG:

Share

AMINA MUSE WEHLIYE

Mudane madaxweyne waxaan kugu salaamayaa salaanta Islaamka ee Asalaamu Calaykum wa raxmatullaahi wa barakaatu, marka xigtana teenii Soomaaliyeed: Sidee tahay? Ma ladan tahay?

Waxaan ahay muwaadinnad Soomaliyeed, waxaana gartay in aan warqadaan furan kuu soo marsiiyo warbaahinta, magaceyga la iigu waqlalay waa: Amina Muuse Weheliye, waxaan ku dhashay kuna barbaaray wadankeyga Soomaaliya magaalada Xamar, waxaan wax ku bartay kuna dhameystay waxbarashadda asaasiga ah magaalada Muqdisho oo ah caasimadda dalkeyga, waxaan ka mid ahay malaayiin Soomaali ah oo sida adiga oo kale wax lagu baray canshuurta laga qaaday ummadda Soomaaliyeed oo aan la kala soocin, dalkeyga iyo dadkeyga waa ku weyn yihiin qalbigeyga, macna ma leh Meesha aan ku noolahay, dhowaa iyo dheeraaba.

Dhiig, Dhogor iyo dhimirba, waxaan wax ku noqday dalkeyga Hooyo, hadda waxaan ka mid ahay malaayiin Soomaali ah oo ilaahey calaf u geliyey in eey ku nooladaan wadanka dibaddiisa.