20/08/2019
Bushaaro bushaaro bushaaro bulshada ku dhaqan dalka iyo dibadaba waxaan idiin diyaarinay hotel hurdaaa oo uqalabaysan si heer sare ah oo lagaga furay hargeisa waxa aan kuu haynaa family rooms ah iyo waliba kuwo single rooms ah hadaba aan kuu tilmaame wuxuu kuyala jidka wayne ee radio hargeisa hormara markaad dhanka heroawr ukacdo waxaad waxyar dhaafaysa wadada basku xawaadle uga leexdo wuxuukaa qabanayaa dhanka koonfured wixii intaas dheer nagala soo xidhidh tel 0633676798,4867470ama 4012093