Liiga Haweenka xisbiga Barwaaqo Ee Gobolka shabeele

Liiga Haweenka xisbiga Barwaaqo Ee Gobolka shabeele Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Liiga Haweenka xisbiga Barwaaqo Ee Gobolka shabeele, Gode.

25/11/2024

"Xisbigeena Barwaaqo waa Xisbi Waxqabad".

Waxa Xaqiiqo ah in cidkastaaba ay ka marag kacayso in uu yahay Xisbigeena Barwaaqo Xisbi Waxqabad oo Mudo kooban Gudaheed ku gaadhay Guulo laxaad leh oo aan h**e loo arag Taariikhda Dalkeena.

Barnaamijka iyo Waxqabadka ku jihaysan Bini'aadantinimada iyo dhaqangelinta Balanqaadkii Shacabkeena waa astaanta Xisbigeena Barwaaqo."

Sanad-Guurada 5-aad ee Aas-aaskii Xisbigeena Barwaaqo.

*Ku Xidhnaw Boggaga Rasmiga ee Xafiiska Xisbigeena Barwaaqo ee Soomaalida ku Lee yahay Baraha Bulshada Riix

25/11/2024
Hambalyo hambalyo marwo maryan caydiid oo ahayd madaxa liiga haweenka gobolka Doolo ayaa loomagacaabay gudoomiyaha dagma...
05/11/2024

Hambalyo hambalyo marwo maryan caydiid oo ahayd madaxa liiga haweenka gobolka Doolo ayaa loomagacaabay gudoomiyaha dagmada lehelyucub runtii marwo maryan waxay ahayd xubin aad ufirfircoon hawlkara,waan kurajawaynahay in masuuliyada laguu idmaday kasoo bixi.

Waxa manta tobobar uqabanay  liiga haweenka xisbiga barwaaqo ee degmoyinka gobollka shablle tobobarkaso kusabsana marnam...
31/10/2024

Waxa manta tobobar uqabanay liiga haweenka xisbiga barwaaqo ee degmoyinka gobollka shablle tobobarkaso kusabsana marnamijka liiga haweenka xiisbiga barqwaaqo kaso so aga simay xafiiska liiga haweenka xiisbiga barwaaqo

waxa manata no qabsomay shirki liiga haweenka degmoyinka gobollka shablle  shirkas on uqabanay madax yada liiga hawenka ...
28/10/2024

waxa manata no qabsomay shirki liiga haweenka degmoyinka gobollka shablle shirkas on uqabanay madax yada liiga hawenka degmoyinka gobollkashablle shirkaso ku sabsana howlahene shaqo ee liiga haweenka xiisbaga barwaaqo kaso kaga hadalanay ujedoyiinka an leenahay iyo hadafka xiisbigenabarwaaqo wuxna nogu so xiidhmay sii habsamileh

19/10/2024

Hiigsiigeena waa Dhisida Deegaan iyo Dal lawada leeyahay

Waxa ka qabsomay degmada abaqaarow ee gobollka shablle barnamijka taburacdka liiga haweenka xisbiga barwaaqo ee gobollka...
09/09/2024

Waxa ka qabsomay degmada abaqaarow ee gobollka shablle barnamijka taburacdka liiga haweenka xisbiga barwaaqo ee gobollka shablle taso la cawinayay arday danyara ah o la siyaya agbaka waxabarashada buug iyo qaliman

Waxa ka qabsomay xarunta gobollka shablle barnamijka taburacdka e bilaha xagag  liiga haweenka degmada godey ay gadh siy...
06/09/2024

Waxa ka qabsomay xarunta gobollka shablle barnamijka taburacdka e bilaha xagag liiga haweenka degmada godey ay gadh siyay arday danyar ah oo dhan 25 arday o siyay agabka wax barashada waxana laga qabtay xarunta xfiska mamulka degmada ool olle nadafaded oy aka sameyen liiga haweenka degmada godey

Waxa ka qabsomay  degmada cadadlle gobolka shablle barnamijka taburacadka bilha xagag  ee liiga haweenka degmada cadadll...
05/09/2024

Waxa ka qabsomay degmada cadadlle gobolka shablle barnamijka taburacadka bilha xagag ee liiga haweenka degmada cadadlle taso la siyaya arday danyar ah o dhan 50 arday o asiyay agabka waxbarashda buug iyo qalimo

Waxa ka qabsomay degmada qalafe ee gobollka shablle barnamijka tabu racadka  liiga haweenka xisbiga barwaqo taso la cawi...
05/09/2024

Waxa ka qabsomay degmada qalafe ee gobollka shablle barnamijka tabu racadka liiga haweenka xisbiga barwaqo taso la cawiyay arday dan yar ah ola gaadhsiya agabka waxbarashada bug iyo qalimo lana siyay arday dhan 250 ardaay

04/09/2024

Waxa si habsami leh oga socdo10 degmo ee gobollka shablle barnamija taburacadka liiga haweenka xisbiga barwaaqo ee bilaha xagag taso la qabto dhiig shubisti dhir beristi cawiinta dad danyar ah iyo cawiinta ardayda isku lada dhigto ee danyarta ah

Address

Gode

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liiga Haweenka xisbiga Barwaaqo Ee Gobolka shabeele posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share