Finnish Somalimedia Warsan

Reittiohjeet Verkkosivusto

Finnish Somalimedia Warsan Kohteen Finnish Somalimedia Warsan, Junailijankuja 10, Helsinki yhteystiedot, kartta ja reittiohjeet, yhteydenottolomake, aukioloajat, palvelut, arvostelut, kuvat, videot ja ilmoitukset.

https://youtu.be/SCvPIULdPSA?si=U_NyrIae3j42maOSoo dhowayntii magaalada Helsinki caasimada wadanka Finland Dr Sh.Maxamed...
01/11/2026

https://youtu.be/SCvPIULdPSA?si=U_NyrIae3j42maO

Soo dhowayntii magaalada Helsinki caasimada wadanka Finland Dr Sh.Maxamed Shaakir Cali Xasan
Xalay kayak arkay si wanaagsan udhacay qaybtii koowaad nala daawo

Nyd de videoer og den musik, du holder af, upload originalt indhold, og del det hele med venner, familie og verden på YouTube.

Kulan balaaran oo ay soo qabanqaabiyeen bulshada reer Finland oo lagu soo dhoweynayayDr Sh.Maxamed Shaakir Gudoomiyaha X...
31/10/2026

Kulan balaaran oo ay soo qabanqaabiyeen bulshada reer Finland oo lagu soo dhoweynayay
Dr Sh.Maxamed Shaakir Gudoomiyaha Xibiga Towfiiq ahna musharax madaxwaynaha Soomaaliya

Ayaa caawa ka qabsoontay caasimada wadanka Finland ee Helsinki

Waxaana kulanka ka soo qaybgalay bulshada qaybaheeda kala duwan

Wuxuuna udhacay si qurux badan oo dhamaan ka soo qaybgalayaashii ay uriyaaqeen qudbad aad uqiimo badan ayuuna goobta ka soo jeediyay Hadi siyaasiyiinta oo dhami sifahaas aanu dhagaysanay wada noqon lahaayeen dalku horumar balaadhan oo cidina hor isaagi ayuu dalku gaadhi lahaa insha Allaah Aloow sidaa kawada dhig

28/10/2026
Waxaan halkan tacsi uga dirayaa dhammaan qoyska reer Axmed Diiriye geeridii ku timi walaalkeen Bile Axmed Diiriye oo ku ...
07/10/2026

Waxaan halkan tacsi uga dirayaa dhammaan qoyska reer Axmed Diiriye geeridii ku timi walaalkeen Bile Axmed Diiriye oo ku geeriyooday magaalada Helsinki, Finland.

Ilaahey waxaan ka baryayaa in uu walaalkeen jannadiisa geeyo, su'aasha qabriga u fududeeyo, kitaabkana midigta ka siiyo.

Ilaahey sabr iyo iimaan haka siiyo ubadkiisa iyo caai’ilada oo idil. Alle jannaadkiisa haku kulmiyo sida dunidaba ugu kulmiyay.

Innalilaah wa ina'ileyhi raajicuun.Allah u naxariisto Mohamed Hassan Mahamud oo ku geeriyooday magaalada Helsinki wadank...
24/09/2026

Innalilaah wa ina'ileyhi raajicuun.
Allah u naxariisto Mohamed Hassan Mahamud oo ku geeriyooday magaalada Helsinki wadanka Finland.
Ilaahay ha unaxariisto qabrigiisana Alle ha uwaasiciyo ,kitaabkiisana midigta Alle ha uga dhiibo janadii fardowsana Alle ha kawaraabiyo Allahuma Aamiin.

Qoyskii uu ka baxay oo ay Finland nagala joogaan Hooyadii Luul Maxamed Cali iyo Walaashiis Samiira Hassan Maxamuud

Iyo sidoo kale Abtigiis Suldaan Cabdirisaaq Dhalac Iyo Xaaskiisa Jamiila
Iyo Dhamaan caruurtooda

Alle ha ka siiyo samir iyo iiman dhamaan tood.

اللَّهُمَّ اغْفِرْ لَهُ وَارْحَمْهُ، وَعَافِهِ وَاعْفُ عَنْهُ، وَأَكْرِمْ نُزُلَهُ، وَوَسِّعْ مُدْخَلَهُ، وَاغْسِلْهُ بِالْمَاءِ وَالثَّلْجِ وَالْبَرَدِ، وَنَقِّهِ مِنَ الْخَطَايَا كَمَا نَقَّيْتَ الثَّوْبَ الْأَبْيَضَ مِنَ الدَّنَسِ، وَأَبْدِلْهُ دَارًا خَيْرًا مِنْ دَارِهِ، وَأَهْلًا خَيْرًا مِنْ أَهْلِهِ، وَزَوْجًا خَيْرًا مِنْ زَوْجِهِ، وَأَدْخِلْهُ الْجَنَّةَ، وَأَعِذْهُ مِنْ عَذَابِ الْقَبْرِ وَمِنْ عَذَابِ النَّارِ

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Si diiran ay usoo dhoweeyeen Jalliyada Soomaaliyeed ee reer Finland qaybahooda k...
13/09/2026

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Si diiran ay usoo dhoweeyeen Jalliyada Soomaaliyeed ee reer Finland qaybahooda kala duwan halkaas oo uu ku soo bandhigay buugiisi oo ay dadwaynihii reer Finland ay SI xooga uqaateen oo ay dhiirigaliyeen xildhibaankq oo waqti galiyay Buuga aad ayuuna uga helay soo dhowayntii iyo doodihii xikmadaysnaa iyo suaalihii dhexmaray isaga iyo bulshada reer Finland

Anigoo ku hadlaya magaca dhammaan reer Muusse Seeraar Yuusuf iyo kayga Kan qoyskayga waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh u...
05/09/2026

Anigoo ku hadlaya magaca dhammaan reer Muusse Seeraar Yuusuf iyo kayga Kan qoyskayga

waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa dhamaan reer Mohamed Cartan Cumar gaar ahaan ,

Dr Mohamud Mohamed Cartan (Dr Cartan) geerida naxdinta leh e ku timid Aabahood Mohamed Cartan Cumar. Ilaahey ha u naxariisto, janadda fardawsana ha ka waraabiyo. Ehelka oo dhan samir iyo iimaan ilaahey ha ka siiyo.

Mahad Ahmed waa qof muddo dheer si firfircoon uga shaqeynayay danta bulshada. Waa xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka ...
23/08/2026

Mahad Ahmed waa qof muddo dheer si firfircoon uga shaqeynayay danta bulshada. Waa xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka Helsinki, isagoo laba xilli soo shaqeeyay, kana mid noqday dadka si joogto ah uga qaybqaata siyaasadda iyo horumarinta adeegyada bulshada.

Sanadka 2027, Mahad wuxuu u tartamayaa doorashada Baarlamaanka Finland. Waa qof leh aragti, waayo-aragnimo iyo dadaal muuqda, kana shaqeeyay in codka bulshada la maqlo.

Wax badan ayuu bulshada ku soo kordhiyay, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed, Muslimiinta iyo dadka asal ahaan ka soo jeeda dalal kala duwan. Wuxuu si firfircoon uga shaqeeyay adeegyada, fursadaha iyo ka-qaybgalka bulshada.

Mahad waa qof siyaasadda si dhab ah ugu dhex jira, dadka yaqaan, dhibaatooyinkoodana fahma. Waxaan aaminsanahay inuu yahay qof mudan in loo sii wado kalsoonida, lana siiyo fursad uu codka bulshada ugu matalo Baarlamaanka Finland.

Doorashada 2027 waa fursad aan ku taageerno qof shaqo iyo waayo-aragnimo leh. 🇫🇮🤝

Kulan lagu soo dhaweeynaayey oo bahda Sportiga Dalka Finland ay uqabteenLagend Maxamed Cabdulahi oo naga soo booqday Dal...
16/08/2026

Kulan lagu soo dhaweeynaayey oo bahda Sportiga Dalka Finland ay uqabteen

Lagend Maxamed Cabdulahi oo naga soo booqday Dalka Sweden ayaa maanta ka qabsoomay magaalada helsinki ee ee Caasimada Wadanka Finland.

Soo dhowayn ka dib waxaa loo sameeyay Kulan Sporti oo ahaa kulan ay isku arkeen Dhslinta Cuslaaatay iyo kuva dhexe wuxuuna ahaa kulan aad uqiimo badan

Inalalilaahi waa ina ilayhi raajicuunIlaahay  Ha u naxriisto. Adeer yuusuf guhaad  haaji Ahmed   qabriga ilaahay Ha uga ...
08/08/2026

Inalalilaahi waa ina ilayhi raajicuun

Ilaahay Ha u naxriisto. Adeer yuusuf guhaad haaji Ahmed qabriga ilaahay Ha uga dhigo. B**r beeraha. Janada. Ka mid Ah ilaahay samir. Iyo iimaan haka siiyo. Dhamaan. Reer Guhaad haaji Ahmed Allaahuma. Aamiin

Aamina Yuusuf Guhaad Hassan Guhaad

Osoite

Junailijankuja 10
Helsinki
00520

Ilmoitukset

Saat tiedon ensimmäisenä: lähetämme sinulle sähköpostia, kun Finnish Somalimedia Warsan julkaisee uutisia ja tarjouksia. Sähköpostiosoitettasi ei käytetä muihin tarkoituksiin, ja voit perua tilauksen milloin tahansa.

Oikopolut

Jaa

Lähellä olevat hotellit