Mahad Runsheeg

Mahad Runsheeg Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Mahad Runsheeg, Hôtel et hébergement, Lilli, Lille.

05/03/2022
Gobolada Maraykanka qaar ka mid ah waxaa shuruudaha cusbitaalada ku Jirta in Kalkaalisada Caawinaysa dhakhtarka ay aad u...
01/03/2022

Gobolada Maraykanka qaar ka mid ah waxaa shuruudaha cusbitaalada ku Jirta in Kalkaalisada Caawinaysa dhakhtarka ay aad u qurux badnaato, Sababtoo ah waxay aaminsan yihin inay bukaanka ka Khafifinayso xanuunka saa'idka ah ee Operation-ka.

Sidee ayaad u aragtaa xogtan ku saabsan bukaanka iyo hablaha nursekaee quruxda badan ?

WAR DEG DEG AH‼️♦️Ilo xogogaal ah oo Ila sooxidhiidhey waxay ii xaqiijiyeen arintii foosha xumeed ee hatigaada iyo xadgu...
01/03/2022

WAR DEG DEG AH‼️
♦️Ilo xogogaal ah oo Ila sooxidhiidhey waxay ii xaqiijiyeen arintii foosha xumeed ee hatigaada iyo xadgudubka isugu jirtay ee lagulakacay Mudaan Ganacsade Barkhad jibriil Xasan oo ah maalqabeenka Gudoomiya Asli maydi Company Inuu kadanbeeyey badhasaabka GOBOLKA SANAAG Ee bilaa aqoonta iyo dhalinyaro nimadu iskugu darsantay.

♦️Ninka Aan Ka hadleyno waa Axmed Cabdi Muuse loo garan Ogyahay Axmed Isdeber Isagaa mishimay oo kadan beeyey in barkhad Jibriil La bahdilo oo lajiidjiito
Badhasaabka Aqoondaradu iyo waayo aragnimo la aantu isku bahaysatay wuxuu garan Kari la,ayahay shaqadiisii balse waxaan sugi doonaa sida ay uga jawaabaan arintaa nimankii Ba,sanbuur .

♦️Maamul xumada indho beelka dulmiga iyo jaahilnimadu waa astaanta Xukuumada fashilka ah ee uu hogaamiyo Muse Bihi Abdi taasi waxay kutuseysaa Damiir xumada iyo foolxumooyinka kasocda Somaliland BADHASAABKU waa Masuulka uga sareeya Ee gobol leeyahay waxaana haboon in loomagacaabo qof uqalma hawshaas leh kartideeda dulqaadkeeda aqoonteeda iyo masuuliyadeeda.

♦️FG. GANACSADE BARKHAD IYO BADHASAABKU waa labo NIN oo ilmaadeer ah habarjeclo M.Abokor Biciide. BADHASAABKU wuxuu kasoo jeedaa HULUUL ceel Afweyn waana Axmed Faarax biciide .halka BARKHAD kasoo jeedo Galbeedka iyo badhtamaha Ceerigaabo waana NIN bahsanbuur ah oo Bah Walal ah.

24 saacaddood ee la soo dhaafay, in ka badan 100, 000 qof oo reer Ukraine ah ayaa ka tallaabay xadka dalkaas la wadaago ...
01/03/2022

24 saacaddood ee la soo dhaafay, in ka badan 100, 000 qof oo reer Ukraine ah ayaa ka tallaabay xadka dalkaas la wadaago Poland. Dadkan ayaa ka cararaya duqaymaha uu Ruushku ka wado halkaas iyo dagaalka galay maalintiisi lixaad.

27/02/2022

WAR DEG-DEG AH‼️

27/02/2022

War Deg Deg ah wasiir Albaani👈

Sawir waayihiisa wata
09/02/2022

Sawir waayihiisa wata

Heart Lake, Canada 💙💙💙💙
31/01/2022

Heart Lake, Canada 💙💙💙💙

Marina Bay Sands Hotel, Singapore 💜💜💜💜
31/01/2022

Marina Bay Sands Hotel, Singapore 💜💜💜💜

Adresse

Lilli
Lille

Téléphone

+33751402861

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Mahad Runsheeg publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager