جمعية الهندسة للطلبة الصوماليين بجامعة افريقيا العالمية

  • Home
  • Sudan
  • Khartoum
  • جمعية الهندسة للطلبة الصوماليين بجامعة افريقيا العالمية

جمعية الهندسة للطلبة الصوماليين بجامعة افريقيا العالمية Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from جمعية الهندسة للطلبة الصوماليين بجامعة افريقيا العالمية, السودان, Khartoum.

BismillaahKulanka Xil-Wareejinta Gudoomiyiha Jamciyada handasada Oo Si Qurux badan U dhacay Ayaa Waxaa Kasoo Qaybgalay M...
16/02/2022

Bismillaah

Kulanka Xil-Wareejinta Gudoomiyiha Jamciyada handasada Oo Si Qurux badan U dhacay Ayaa Waxaa Kasoo Qaybgalay Marti Sharaf aad Qiimo Badan, Marti Sharafta Ayaa Dhankooda Soo Dhaweeyay Guddiga Cusub Sidooda Kale Bogaadiyey Howsha Ay Jamciyadu Hayso & Waxqabadkii ay La Timid.

Gudoomiyihii H**e Ee Jamciyada Ayaa isna Jeediyay Khudbadiisa Kuna Sheegay Waxqabadkii u Hirgalay & Hiigsiga Fog Ee Jamciyada .
sidoo kale waxa uu u Mahadceliyay Una Hambalyeeyay Golihii ay Soo Wada Shaqeeyeen & Ardayda engineering ka .

Ugu danbayn waxaan u Mahadcelinaynaa Ka Jamciyad Ahaan Martidii Sharfanayd Ee Qiimaha Badnaa Ee Xafladaa Noo Soo Xaadiray Bogaadiyayna Howlaha Jamciyada .

Mahadsanidiin Dhamaantiin.

Sudan waxa xalay sagootiyey Gudoomiyihii h**e ee jamciyada engineering ka Eng Jaabir ismail .Safar khayr baanu u rajayn ...
08/12/2021

Sudan waxa xalay sagootiyey Gudoomiyihii h**e ee jamciyada engineering ka Eng Jaabir ismail .
Safar khayr baanu u rajayn iyo in eebe waafajiyo noloshiisa oo dhan.

جمعية الهندسة للطلبة الصوماليين بجامعة افريقيا العالمية.Koobka_Is_Dhexgalka_Engineerada🏆 .Waxa mahad iska leh Eebe Wayne...
15/03/2021

جمعية الهندسة للطلبة الصوماليين بجامعة افريقيا العالمية.

Koobka_Is_Dhexgalka_Engineerada🏆 .

Waxa mahad iska leh Eebe Wayne noo Suurta Galiyey In Si habsami leh uu Noogu soo idlaado Koobka Is dhexgalka Dhalinyarada Jamciyada handasada.

Caawa Oo ay Taariikhdu Ku Beegnayd 15 03 2021 Ayaa Waxaa Garoonka Nuural iimaan Kuwada Cayaarey labada fasal ee ugu sarreeya handasada 4th vs 5th year.
Waxey Guusha Ku Raacdey Kooxda sanadka 4aad .
Ciyaartu Waxey Kuso Idlaatay 4:2 .

Way Ku Mahadsan Gudiga & Ardayda Kala Duwan Ee Ka Qayb Qaatey In Koobka Si Qurxan U Dhaco.

Mahadsanidiin🙏.

جمعية الهندسة للطلبة الصوماليين بجامعة افريقيا العالمية  .Kulanka Finalka Koobka Waxaa Isaga Hor Imaan Doona hadii eebe ...
11/03/2021

جمعية الهندسة للطلبة الصوماليين بجامعة افريقيا العالمية

.

Kulanka Finalka Koobka Waxaa Isaga Hor Imaan Doona hadii eebe idmo Kooxaha Kala Ah.

Sanadka 4aad iyo sanadka 5aad.

Waxan U Mahadcelinayaa Dhamaan Intii Kaso Shaqeysey Inuu Koobka Halkan Soo Gaaro Gudiga Koobka & Ardayda ka qayb qaadatay .

Goobta : Garoonka Nuural iimaan shaarac kahraba.

Waqtiga: Isniin 15/03/2021
9:30 pm .

Gudoomiyaha Jamciyada:-
Abdikariim shabeelle .

Mahadsanidiin🙏.

Waxan xalay sagootinay   iyo   oo soo afmeeray waxbarashadii heerka 2aad ee master degree Electrical Engineering rajayna...
10/02/2021

Waxan xalay sagootinay iyo oo soo afmeeray waxbarashadii heerka 2aad ee master degree Electrical Engineering rajaynayana ayaamahan soo socda in ay wadanka ka baxaan.

Wuxuu ahaa kulan aad u qurux badan oo lagu kala faa'iidaystay engineeradana khibrada iyo talooyin badan nagula wadaageen .
Waxaan u rajaynayaa engineerada mustaqbal ifaya iyo guul badan insh allah💛.

Kooraskan insha allah wuxuu bilaaban doona maalinka isniinta oo ku beegan 8/2/2021. Ha laga faa'idayso insh allah .
06/02/2021

Kooraskan insha allah wuxuu bilaaban doona maalinka isniinta oo ku beegan 8/2/2021.

Ha laga faa'idayso insh allah .

Xaflada soo dhoweynta ardayda cusub iyo magacaabista Gudoomiyaha jamciyada Kulankaan oo si weyn loosoo agaasimay ayaa wu...
17/01/2020

Xaflada soo dhoweynta ardayda cusub iyo magacaabista Gudoomiyaha jamciyada

Kulankaan oo si weyn loosoo agaasimay ayaa wuxuu ka qabsoomay hallka hotel rowaniya Ee Khartoum

Waxaa kasoo qaybgalay kulanka Gudomiyaha midawga Ardayda Soomaliyeed Ee suudaan mudane mohamuud jeesto
Gudoomiyaha Raabidada Ardayda I.U.A Liibaan nuur Ali (B***e) iyo martisharaf kale oo kala duwan iyo Ardayda kulliyada engineerinka jaamacada Africa

Kulanka ayaa lagaso jeediyey kelmado kala duwan kuwaas o isugu jiray soo dhoweynta Ardayda cusub iyo bogaadinta iyo hambalyada Gudomiyaha cusub e jamciyada

Gabagabadii kulanka Gudomiyahi h**e Ee jamciyada Abdifatax yuusuf muuse ayaa wuxuu xilka jamciyada Ku wareejiyey gudoomiyaha cusub ee jamciyada eng abdikariim shabeele

Sidoo kale waxaa abaalmarino la gudoonsiiyey teamkii Ku guuleystay koobkii kubadda cagta Ee ay jamciyadu qabatay iyo ciyaartoygi ugu wanaagsanaa.

جمعية الهندسة للطلبة الصوماليين بجامعة افريقيا العالميةWaxaa farxad noo ah inaad nagalasoo qaybgashaan xaflada sanad_lah...
12/01/2020

جمعية الهندسة للطلبة الصوماليين بجامعة افريقيا العالمية
Waxaa farxad noo ah inaad nagalasoo qaybgashaan xaflada sanad_laha ah Ee soo dhoweynta ardayda cusub Ee kulliyada iyo Doorashada gudoomiyaha jamciyada .

Xaflada waxay ka koobnaan doontaa qaybo kala duwan insha alllah

Wakhtigu waa Talaado 14/1/2020
Saaca 7:00pm insha alllah
Goobtuna waa hotel rowaniya

Kasoo qaybgalkiinu waa noo farxad

Mahadsanidiin.

23/11/2019
🎓🎓 طيور النورس جاءتني مغردةٍ طرباً، تزف إليّ أغاني الفرح والأمال، مبشرة بخبر كان الفؤاد يعدّ لسماعه الدقائق والثواني، بن...
07/08/2019

🎓🎓 طيور النورس جاءتني مغردةٍ طرباً، تزف إليّ أغاني الفرح والأمال، مبشرة بخبر كان الفؤاد يعدّ لسماعه الدقائق والثواني، بنجاحكِم تناثرت من ثغر السماء دررٌ، وتألقت روضات الدنيا مزدانة بعبير الزهور وأنتم ي هندسة عطرها الفوّاح😍😍🎓

نقدم أجمل التهاني والتبريكات لاخواننا المهندسين الخريجين من كلية الهندسة جامعة افريقيا العالمية😍🎓

مبارك لكم النجاح والتميز والتقدم، ومن نجاح إلى نجاح بإذن الله تعالي🎓🎓🎓🎓😍😍

Waxaan Si weyn ugu hamabalyeynanaa Guud ahaan saaxibada walaalaha qiimaha badan engineeradeena soomaaliyeed ka khariijay kulliyada Handasada Ee jaamacda ifriiqiya alcaalamiya.
Engineerada waxay barteen qaybaha kala duwan Ee Handasada

Dhamaantiin Hambalyo saaxibayaal

الف الف الف مبروك بشمهندسين وعقبالكم مزيد من التقدم ان شاء الله😍😍🎓

احنا فخووووورييين فيكم😍🎓 هندسة😍🎓هندسة🎓🎓

جمعية الهندسة للطلبة الصوماليين بجامعة افريقيا العالمية🎓💯

Address

السودان
Khartoum
1122

Telephone

+249999145256

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when جمعية الهندسة للطلبة الصوماليين بجامعة افريقيا العالمية posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share