Diiriye Hotel

Diiriye Hotel Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Diiriye Hotel, Galbeed, Adado.

19/03/2022

Diiriye Hotel

Diiriye Hotel
19/03/2022

Diiriye Hotel

Waxaan ku faraxsanahay inaan u adeegnay Martida Madaxtooyada Galmudug.
26/07/2021

Waxaan ku faraxsanahay inaan u adeegnay Martida Madaxtooyada Galmudug.

Waxaan ku faraxsanahay in aan si wanaagsan ugu adeegno macaamiisheena. Diiriye Halls and Cafetaria
28/06/2021

Waxaan ku faraxsanahay in aan si wanaagsan ugu adeegno macaamiisheena.
Diiriye Halls and Cafetaria

Diiriye Halls and Cafetaria waxa uu idiinla diyaar yahay adeeg aad ku qanacdaan,Maanta waxa aan u adeegaynaa Musharax Xi...
25/06/2021

Diiriye Halls and Cafetaria waxa uu idiinla diyaar yahay adeeg aad ku qanacdaan,
Maanta waxa aan u adeegaynaa Musharax Xildhibaan Xasan Cabdi Maxamed.

, -

Diiriye Halls and Cafetaria waxa ay idiin diyaarisay goobihii ay ku damaashaadi lahaayeen caruurta iyo waalidkood.Farxad...
12/05/2021

Diiriye Halls and Cafetaria waxa ay idiin diyaarisay goobihii ay ku damaashaadi lahaayeen caruurta iyo waalidkood.

Farxad nagula Ciidda.

11/05/2021

Diiriye Halls and Cafetaria waxa idinkugu diyaar ah agabkii ay caruurtu ku ciidi lahaayeen , goobo nasasho iyo cunto dhadhan leh.

 Waxaan ku wargelinaynaa macaamiisheena sharafta leh in laga bilaabo maanta 10 April 2021 ilaa dhamaadka bisha Ramadaan ...
10/04/2021



Waxaan ku wargelinaynaa macaamiisheena sharafta leh in laga bilaabo maanta 10 April 2021 ilaa dhamaadka bisha Ramadaan aan hakinay adeegii aan u qaban jirnay macaamiisheena, innagoo howlo dayactir iyo dib u habeyn ku sameyn doonaa Diiriye Halls and Cafetaria.

Waxaan dib u howgali doonaa haddii Alle idmo maalinta 1aad ee Ciidul-Fidriga, wixii faafaahin nagala soo xariir Taleefanadan:

0617784444
0615803765
0615503407

Mahadsanidiin.

03/02/2021

Hambalyo
Farxan Adan Geele & Maryan Maxamud Wardheere oo meherkoodu ka dhacay Diiriye Halls and Cafetaria .

📷Jakarta HD

18/12/2020

Diiriye Halls and Cafetaria
Casha sharaftii Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble

29/10/2020

Diiriye Halls and Cafetaria
Video Zakarie Abdalla


Habeen WanaagsanDiiriye Halls and Cafetaria   Sawir Qaade: Zaki Shidane
03/09/2020

Habeen Wanaagsan
Diiriye Halls and Cafetaria



Sawir Qaade: Zaki Shidane

Address

Galbeed
Adado

Opening Hours

Monday 13:00 - 23:00
Tuesday 13:00 - 23:00
Wednesday 13:00 - 23:00
Thursday 13:00 - 23:00
Friday 13:00 - 23:00
Saturday 13:00 - 23:00
Sunday 13:00 - 23:00

Telephone

+252617784444

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Diiriye Hotel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share