Golden Hotel Beletwein

Golden Hotel Beletwein Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Golden Hotel Beletwein, Hotel, Beledweyne.

❗Ogeysiis❗ Waxaa xafada ceel jaale lagaga furay Goob dalxiis oo aad ku qadan karto maalmaha ciida ee beerta Golden      ...
28/06/2023

❗Ogeysiis❗ Waxaa xafada ceel jaale lagaga furay Goob dalxiis oo aad ku qadan karto maalmaha ciida ee beerta Golden

Ha moogaan
𝐌𝐚𝐑𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐒𝐝.




β—ππˆπ† News ❗ Waxaan macaamiisheena sharafta leh ugu bishaareynaynaa in Golden Hotel Beletwein Dib loo furay Ha moogaan oo...
16/01/2023

β—ππˆπ† News ❗ Waxaan macaamiisheena sharafta leh ugu bishaareynaynaa in Golden Hotel Beletwein Dib loo furay
Ha moogaan oo kala xariir
+252614889088 Ama +252624889088
Email πŸ“§: [email protected]
𝐌𝐚𝐑𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐒𝐝.




Hambalyo Hambalyo Radio Beerlula oo maanta ey ku beegneed sanadguuradii 3aad
10/12/2021

Hambalyo Hambalyo Radio Beerlula oo maanta ey ku beegneed sanadguuradii 3aad


Golden Hotel Beletwein Holl Conference Xafalada qalin jibinta Schoolka
30/07/2021

Golden Hotel Beletwein Holl Conference
Xafalada qalin jibinta Schoolka

Xaflad Meher Bahada Golden Hotel Beletwein waxey hambalyo u diriyaan   iyo
17/07/2021

Xaflad Meher
Bahada Golden Hotel Beletwein waxey hambalyo u diriyaan iyo

Golden Cafeteria Soo dhawoow Gacmo furan iyo adeeg hufan
15/07/2021

Golden Cafeteria
Soo dhawoow Gacmo furan iyo adeeg hufan

03/07/2021

Munaasabada daahfurka Golden hotel Beletwein
Waxaa kasoo qeyb galay Mayorga magaalada beledweyn Nadar Tabax malin, Gudomiyihii h**e Gobolka hiran Cumar Badio ,Gudomiyaasha ururada bulshada, Aqoonyahanada, Ganacsatada,Dhalinyarada haweenka iyo dhamaan bulshada beledweyne

πŸ“· Diini Abdi Jimale

Sawirada marti sharaftii ka soo qeyb gashay Daahfurka Golden Hotel 🏨
02/07/2021

Sawirada marti sharaftii ka soo qeyb gashay Daahfurka Golden Hotel 🏨

02/07/2021

Xafada Daahfurka Golden Hotel Beletwein waxaa ka soo qeyb galay marti sharaf ka kala socotay dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Beledweyne sida: Duqa magaalada Beledweyne, Gudoomiyahii h**e ee Gobolka Hiiraan, Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobolka Hiiraan, Gudoomiyaha Dhalinyarada Hirshabelle, Gudoomiyaha Bulshada rayidka, Nabadoono, Culuma-udiin, Aqoonyahano, Qurbajoog iyo Dhalinyaro.
Sidoo kale waxaa waxaa daahfuray hotelka Duqa magaalada Beledweyne Mama Nadar Tabaax Maalin iyo Maamulaha hotelka Mudane Maxamed Tahliil Maxamuud.
Diini Abdi Jimale


Qaar ka mid ah Qudbadaha Martida
01/07/2021

Qaar ka mid ah Qudbadaha Martida

Muuqaalka guud ee Hotel Golden.🏨
01/07/2021

Muuqaalka guud ee Hotel Golden.🏨

Waxaa daahfuray hotelka duqa Magaalada Beledweyne Mama Nadar Tabaax Maalin iyo Xaaji Maxamed Tahliil
01/07/2021

Waxaa daahfuray hotelka duqa Magaalada Beledweyne Mama Nadar Tabaax Maalin iyo Xaaji Maxamed Tahliil

Address

Beledweyne

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golden Hotel Beletwein posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category