Maansoor Sea Tourism

Maansoor Sea Tourism Mar walba gacmo furan ku soo dhawoow, degdegsiinyo adeeg hufan shaqaale u carbisan adeega ay ku siinayaan.

Maansoor Hotel Berbera Waa Goob Dalxiiska Ku Wanaagsan Waxay Bada U Jirtaa 100 Mitir Oo Qudha, Waxa Sidoo Kale Idiin Diyaarinay Adeega Doomaha Dalxiiska Kuwaas Oo Bada Lagugu Dalxiisinayo."

Qoraal Beenin—————-Dhamaan macaamiisha sharafta leh, waxaan halkan ku beeninaynaa qoraalka la soo dhigay page magaca hot...
09/11/2025

Qoraal Beenin
—————-

Dhamaan macaamiisha sharafta leh, waxaan halkan ku beeninaynaa qoraalka la soo dhigay page magaca hotelka lagu ceebaynayo, waxba k**a jiraan arrintaa waa aflagaado iyo been abuur mana aha page official ah oo hotelku leeyahay.

Hotelku page rasmiga ee uu leeyahay hotelku ee websites iyo contacts kii hotelku ku jiraan waa kan waxaan ka raali galinaynaa qof walba oo aflagaado lagula kacay, ma aha wax hotelku shaqo ku leeyahay.

Waa bilaahi towfiiq.

Share gareeya qoraalkan si been abuurku meesha uga baxo.

063-4244240 wixii warbixina halgan nagala soo xidhiidha.

Maansoor Sea Tourism

Samir Iyo Iimaan saadiqa alle haynaga siiyo.
18/10/2025

Samir Iyo Iimaan saadiqa alle haynaga siiyo.

Wargalin —————Dhammaan macaamiisha maansoor hotel berbera wuxuu idinku wargalinayaa in page kan aan hoos idinkula wadaag...
30/09/2025

Wargalin
—————

Dhammaan macaamiisha maansoor hotel berbera wuxuu idinku wargalinayaa in page kan aan hoos idinkula wadaagnay yahay page been abuur ah taas oo sumcada hotelka la rabo in lagu waxyeeleeyo waxaanu idinka cudur daaranaynaa wax walboo idinkaga yimaado page kaas inuusan ahayn page uu hotelku leeyahay.

Sidoo kale waxaanu idinla wadaagaynaa inuusan ahayn page official ah maadaama contacts kii hotelku ku lifaaqnayn.

Eid Mubarak dhamaan umada islaamka ahi meel walboy joogaan.Eidul Adxa.
05/06/2025

Eid Mubarak dhamaan umada islaamka ahi meel walboy joogaan.

Eidul Adxa.

New features! Welcome. Friends
28/05/2025

New features! Welcome.
Friends

Maansoor hotel berbera, Wuxuu Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaa Dhamaan Ehelkii, Qaraabadii Iyo Qaranka Uu Ka Baxay Marxuum ...
10/05/2025

Maansoor hotel berbera, Wuxuu Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaa Dhamaan Ehelkii, Qaraabadii Iyo Qaranka Uu Ka Baxay Marxuum Xaaji Maxamed Xaaji Cabdilaahi (Abusite) Oo ku Geeriyooday Dalka Ethiopia Magaalo Madaxdiisa Addis Ababa. Waxaanu Leenahay Samir Iyo Iimaan Saadiqa Alle Haynaga Wada Siiyo."

إنا لله وإنا إليه راجعون. كُلُّ نَفْسٍۢ ذَآئِقَةُ ٱلْمَوْتِ.  Maamulka iyo dhamaan shaqaalaha hotelka Maansoor berbera ...
09/03/2025

إنا لله وإنا إليه راجعون. كُلُّ نَفْسٍۢ ذَآئِقَةُ ٱلْمَوْتِ.

Maamulka iyo dhamaan shaqaalaha hotelka Maansoor berbera wuxuu tacsi tiiraanyo leh u Dirayaa Halimo Ali Muse oo maanta walaalkeed Hassan Ali Muse ku geeriyooday cusbitaalka Weyn ee magaalada hargeisa kaas oo maalinta Berri ah la aasi doono dhamaan waxaanu tacsi Tiiraanyo leh u diraynaa eheladii iyo qaraabadii Uu Ka baxay marxuumku waxaanu leenahay samir Iyo iimaan saadiqa alle haynaga siiyo Wuxuu Dhintay bil fadli badan waxaanu alle u Weydiinaynaa in bishaa fadliga badan ee uu Inaga baxay alle ugu deeqo janooyinkiisa.

Ramadan Mubarak!Maansoor Hotel Berbera wuxuu idiin rajaynayaa bisha barakaysan ee Ramadan inuu Allah naga aqbalo cibaada...
02/03/2025

Ramadan Mubarak!

Maansoor Hotel Berbera wuxuu idiin rajaynayaa bisha barakaysan ee Ramadan inuu Allah naga aqbalo cibaadada.

Ramadan Mubarak

Friends

25/12/2023

Welcome Maansoor Hotel Berbera this version is about new apartments for family, people staying long times.

Visit us with reliables service, customer satisfaction.

Make contacts with +252-63-4244240.

100% of customers are people, 100% of employees are people, if you don’t understand people you don’t understand Bussiness"

"Simon Sinek"

Eid mubarak team maansoor berbera alle haynoo aqbalo acmaasha saalixa ah.
28/06/2023

Eid mubarak team maansoor berbera alle haynoo aqbalo acmaasha saalixa ah.

Update
23/05/2023

Update

18/04/2023

Dib u habayn iyo diyaar garowga ciida iyo adeegyadii aad nooga barateen oo la sii tayeeyay, dalxiiskii doomaha, maqaayadii cuntada, jiifkii, iyo meelo lagu nasan doono ciida, waxaan idin leenahay ramadan mubarak, ciid mubarak."

Booking ka yaan lagaa hor buuxin
063-4244240

Taqabalalahu minaa saalixal acmaal.
Maansoor Sea Tourism

Address

Batalaale, Beach
Berberah
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maansoor Sea Tourism posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maansoor Sea Tourism:

Share

Category