Caalami Hotel and Cafeteria

Caalami Hotel and Cafeteria ku soo dhawaada caalami hotel and cafeteria waxa ka heli doonta qolal u qalabaysan sida hotelada ca our aim is to put your face happy

17/03/2025
03/08/2024
Caalami hotel and housing.Wuxuu leeyahay qeyb deegaan iyo adeeg-yo ay ka mid yihiin, Jiif dhameystiran, Qaboojiye(AC), T...
14/09/2023

Caalami hotel and housing.Wuxuu leeyahay qeyb deegaan iyo adeeg-yo ay ka mid yihiin, Jiif dhameystiran, Qaboojiye(AC), Talaagad(Freezer), Dhallooyin casri ah(Smart digital), khad bilaash ah(Free internet), Nadaafad labadda xilli ah,Qeyb lagu nasto, Meherad cuno iyo cabitaan leh oo qolkaaga lagu-gu adeeggayo iyo ammaanka oo aad loo hubiyey.

Qiimuhu waa mid aad u jaban, Qof walba-na uu awoodi karo.

Wuxuu ku yaal Jidka suuqa caanaha ee dekedda aada, Inta u dhaxeysa aadan dollar iyo masjidka Jaamaca.

Nagalla soo xiriir:- 0906071421(Call Center).

03/04/2022

Kusoo dhowoow caalami hotel, Qancin dhameystiran, Adeeg hufan iyo qiime jaban.

Caalami hotel iyo Xilli habeennimo ah. Hotel ay u dhan yihiin adeeg-yo walboo mudnaan leh kuwaaso ka kooban Khad bilaash...
18/02/2022

Caalami hotel iyo Xilli habeennimo ah.

Hotel ay u dhan yihiin adeeg-yo walboo mudnaan leh kuwaaso ka kooban Khad bilaash ah, Jiif raaxo leh, Qeyb nasasho, Mukeyf, Dhalo casri ah, Musqul gudaha ah, Biyo qabow iyo qiime aad ku qanci doontid oo aad u jaban.

LOCATION: Caalami hotel wuxuu ku yaal laamiga suuqa caanaha, Dhanka konfureed ee dekedda bosaso, Agagaarka masjidul Jaamac al-qadiimi.

So dhowoow, Kireyso qol maalinle ama bille ah, Adiga, ehelkaaga iyo asxaabtaadu-na ku dakeeya.

Caalami hotel, Wuxuu idin kusoo dhoweynayaa Gacmo furan iyo Gacalnimo.Waxaannu idin diyaarinnay adeegyo aad raalli ku no...
05/02/2022

Caalami hotel, Wuxuu idin kusoo dhoweynayaa Gacmo furan iyo Gacalnimo.Waxaannu idin diyaarinnay adeegyo aad raalli ku noqotaan, Qiime jaban iyo inaad dareentaan jeclaysi iyo qanaaco waaagsan.

Xareyso qol Keli ah(single) ama Lamaanne(Family), Adigoo nagala soo xiriiri kara lambarkan hoose:

1.0907864547(Call & whatsapp booking)

Address

Bosaso

Telephone

+252907785631

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caalami Hotel and Cafeteria posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Caalami Hotel and Cafeteria:

Share

Category