Emirate Hotel Bosaso puntland somalia

Emirate Hotel Bosaso puntland somalia Waa Hotel looqaabeeyey si Casri ah , oo kuyaala magaalada Boosaso-Puntland -Somalia .

01/07/2025

475 likes, 36 comments. “Ku Soo dhowow Emirates Hotel Bosaso 🏨 ❤️✅️”

21/05/2025

Emirates Hotel Bosaso – Halkii Raaxada iyo Meesha Ugu Wanaagsan ee Martida!

Emirates Hotel wuxuu si istiraatiiji ah uga dhex muuqdaa hotel-da magaalada Bosaso, isagoo ku yaal meel aad u habboon oo ay martidu si fudud uga heli karaan adeegyada muhiimka ah iyo goobaha ganacsiga. Waxaa hoteelka si dhow ula deris ah xarunta casriga ah ee Al-Xayaat Mall, taasoo martida u sahlaysa inay si raaxo leh uga dukaameystaan agabka iyo adeegyada ay u baahanyihiin.

Dhinaca kale, waxaa si toos ah uga soo horjeeda Amal Bank, taasoo ka dhigaysa meel ku habboon dadka socdaalka ganacsi ku jooga ama u baahan adeegyo bangi oo joogto ah. Intaa waxaa sii dheer, kaliya dhowr tallaabo (in ka yar 20 tilaabo!) ayuu u jiraa masjidka ugu weyn ee magaalada – Masjidka Al-Rowda, taasoo ka dhigaysa meel ku habboon martida doonaysa inay cibaadadooda si fudud u gutaan.

Tani waa waa fursad aan laga helin hoteelada kale ee Bosaso. Emirates Hotel wuxuu isu keenay meel istiraatiiji ah, adeegyo hufan, iyo deegaan ammaan ah si uu kuu siiyo nasasho iyo raaxo aan la ilaawi karin.

Kala xiriir
Landline 821010
Whatsapp number 906310555

05/04/2025
Kusoo dhowow hotel Emirateugu imow qiimo jaban, adeeg ku qanciya iyo shaqaale heegan ah.Kala soo xiriir:907 723 605
19/12/2024

Kusoo dhowow hotel Emirate
ugu imow qiimo jaban, adeeg ku qanciya iyo shaqaale heegan ah.

Kala soo xiriir:
907 723 605

18/12/2024

Welcome to Emirate Hotel Bosaso puntland somalia wa hotel ku yaala magalada Bosaso wadada Masjidka Al Rowda Nadafadiisu sareeyso Qiimihisu ku qancinayo shaqale wangsan ku heganyihiin.

Gacmo furan kuso dhowada.

Tel line 907723605 / 821010/907726841/7247708

Emirates Hotel ku-yaala ka soo hor-jeedka Masjidka AL ROWDA.
17/12/2024

Emirates Hotel ku-yaala ka soo hor-jeedka Masjidka AL ROWDA.

Address

Alrowda Street
Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Emirate Hotel Bosaso puntland somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category