Liibaan hotel burco

Liibaan hotel burco liibaan hotel is best hotel in region burao 5star

28/06/2025

BOOS SHAQO OO BANAAN

Goobta. LiBAN HOTEL BURAO
Nooca shaqada. . Cook & makiinada shaaha
JINSIGA. GABADH

WIXII FAAHFAAHIN AH KALA XIDHIIDH

Tell: 0634192137
Tell:0634380905

21/01/2022

Macaamiisha Liibaan Hotel Burao Somaliland

Jimce wangsan ayanu idinleenahay
Kusoo biira bageka anu kuleenahay Fbga 🙏♥️

07/07/2021

HOTEL LIBAN BURCO
WAXA KA BANAAN FURSAD SHAQO OO QOF DUMARA OO AQOON U LEH
-keek samaynta
- Saambuusaha
- laxooxda

Hada waxa looga baahanyahay qofka soo codsanaya shaqadan shuruudahan hoos ku xusan

1 Waa inuu Noqdaa qof dumara
2 waa inuu khibrad ileeyahay shaqan uu qabanayo ugu yaraan sanad
3 waa inuu noqdaa Somalilander jooga burco
4 waa inuu wataa aqoonsi iyo damaanad

Fadlan hadaad buuxisay shuruudaha Kor Ku xusan fadlan kusoo hagaaji codsigaaga
Liibaan Hotel
Ama la soo xidhiidh Tel: 711110

22/10/2019

Liibaan hotel waxaanu baahinaynaa fursado shaqo oo kabanaan hotel liibaan
Kuwaaso kala ah
1= kuug cunto kariye ah
2=waiter shaaha iyo cuntadaba kusoo shaqeeyey
3=qof aqoon uleh makiinada shaaha mechine tea
Shuruudaha laga rabo shaqada doonaya

1= waa inuu leeyahay khibrad hal sano iyo wax kabadanba
2= inuu yahay qof hawl.kara oo shaqada ka adag
3= waa inuu shaqayn karo wakhti walboo loo baahdo

21/10/2019
Kusoo dhawoow liibaan hotel gacmo furan
21/10/2019

Kusoo dhawoow liibaan hotel gacmo furan

Address

Burao
Burco
252

Opening Hours

Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252634192137

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liibaan hotel burco posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category