Hawd Media

Hawd Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hawd Media, Hotel & Lodging, Buuhoodle.

Shir madaxeedkii saddex geesoodka ahaa ee ka socday magaalada Asmara ayaa si guul ah loo soo gabagabeeyay iyadoo ay ka q...
10/10/2024

Shir madaxeedkii saddex geesoodka ahaa ee ka socday magaalada Asmara ayaa si guul ah loo soo gabagabeeyay iyadoo ay ka qeyb galeen H.E. Madaxweyne Hassan Sh Mohamud, Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, iyo Madaxweynaha Masar Abdul Fattah El-Sisi.

Hogaamiyayaasha ayaa diiradda saaray arrimo muhiim ah, oo ay ku jiraan xasilloonida gobolka, iskaashiga saddex geesoodka ah, muhiimadda istiraatijiyadeed ee marinka Badda Cas, iyo Bab-el-Mandeb.

Waxay wadaageen fikrado iyo istaraatiijiyado ujeedadoodu tahay horumarinta nabadda iyo horumarka gobolka, xoojinta madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee , iyo wax ka qabashada caqabadaha amni ee dalalkooda ka haysta aagga Badda Cas.

Wadahadalada oo dhan, Madaxweynayaasha, oo ay weheliyaan Wasiirada Arrimaha Dibadda ee , , iyo , waxay ku nuuxnuuxsadeen sida ay lagama maarmaan u tahay in la helo wadashaqeyn joogta ah si wax looga qabto tabashooyinka gobolka.

Waxay ballan qaadeen inay sare u qaadi doonaan iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha, iyo siyaasadda.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u mahadceliyey Madaxweyne El-Sisi iyo Madaxweyne Afwerki sida ay uga go’an tahay xoojinta xiriirka ka dhexeeya dalalkooda, isagoo muujiyay aragtida dowladda Soomaaliya ee ku aaddan deris-wanaagga iyo ilaalinta madax-bannaanida Soomaaliya.

3,500 oo sano ka hor diyaarad luntay dadkii la socdayna la waayey 9,200 oo qof sitay ayaa qolfooftoodii la helay. 😳
02/07/2024

3,500 oo sano ka hor diyaarad luntay dadkii la socdayna la waayey 9,200 oo qof sitay ayaa qolfooftoodii la helay. 😳

24/03/2024

: Hogaamiyaha maamulka SSC-Khatumo ayaa sheegay in ay DFS u diiday deegaannadooda mashaariicda ay helaan dadka soomaaliyeed wuxuu ku eedeeyey DFS inay mashaariicda soo marin rabto SL oo dadka deegaanku dagaal 8 bilood soconayey ay deegaanka kaga saareen.

"mashaariicda la leeyahay somaliland baa lasoo marinayaa xagay ka fulinaysaa SL sow annagu dalkii iyo degaankiiba ma joogno" Ayuu yidhi hogaamiye ku xigeenka SSC MR- shiine.

Hogaamiyaha ayaa ugu baaqay shacab waynaha SSC inay iyagu mashaariiicda hormarineeed iyo dawladnimo ay u guntadaan oo aanay cidna ku hallayn.

Dawladii fashilantay ee Soomaaliya waa ay sii duminaysaa: Madaxwaynihii aan xilka hayn iyo musuq maasuqa ee XSH ayaa si ...
23/03/2024

Dawladii fashilantay ee Soomaaliya waa ay sii duminaysaa: Madaxwaynihii aan xilka hayn iyo musuq maasuqa ee XSH ayaa si xoog ah u dabada ka riixaya dastuurkiisa cusub ee lagu muransan yahay, kaas oo uu garwadeen ka yahay Madaxweynaha Ereteriya, halka beelaha Daarood ay ku shirayaan tuulada ugu weyn ee Garoowe si ay Xasan isaga horkeenaan.

Faysal Cali waraabe

Gabi ahaanba waxaa hoosoo dhigay lana yareeyey duulimaadyada mara hawada Maamulka SL maantana oo kaliya waxaa karay hal ...
03/03/2024

Gabi ahaanba waxaa hoosoo dhigay lana yareeyey duulimaadyada mara hawada Maamulka SL maantana oo kaliya waxaa karay hal diyaarad oo DUBAI laga leeyahay calaamadeeduna tahay FDB611 waloba diyaaradaas oo aan wali so gaadhin hawada maamulka SL.

 :Xoogaga FANO ee Axmaarada ayaa la wareegay magaalada muhiimka ah Dangla Gojjam, Maleeshiyaadka Oromada Aby Ahmed ayaa ...
27/02/2024

:
Xoogaga FANO ee Axmaarada ayaa la wareegay magaalada muhiimka ah Dangla Gojjam, Maleeshiyaadka Oromada Aby Ahmed ayaa magaladaan kala kulmay jab aan horay loo arag.

Aby axmed ayaa nafis ka dayaya heshiiskii is afgarashada ahaa ee SL la gashay.

DEG DEG:Ciidamo beeleedka habarjeclo ayaa jidka u dhaxeeye xadhadhan iyo coodanle u galay gaadhi siday haween isla habar...
26/02/2024

DEG DEG:
Ciidamo beeleedka habarjeclo ayaa jidka u dhaxeeye xadhadhan iyo coodanle u galay gaadhi siday haween isla habarjeclo ah oo ay qabeen dhulbahante kuwaas oo ka yimi coodanle kuna soo socday xadhadhan, waxaana dhaawacmay laba haweena oo u dhaxay beesha dhulbahante iyaguna h.j barre cabdille ah iyo labadii nin ee gaadhiga waday oo dhaawac fudud soo gaadhay.

DEGDEG:- Xildhibaan h**e oo kasoo jeeda Somaliland ayaa meydkiisa mar kale maanta laga helay Muqdisho.Axmed Aadan oo ka ...
22/02/2024

DEGDEG:- Xildhibaan h**e oo kasoo jeeda Somaliland ayaa meydkiisa mar kale maanta laga helay Muqdisho.

Axmed Aadan oo ka tirsanaa baarlamaankii h**e ee Soomaaliya ayaa maanta meydkiisa laga helay Hotel Muqdisho oo uu deganaa, kuna yaalla degmadda Xamar weyne.

Meydka marxuumka waxaa la joogtay Gabar/Naag waxaana lagu xiray Saldhigga Booliiska degmadda Xamar weyne, Haweeneyda la qabtay ayaa sheegtay in marxuumka qaad/Jaad uu cunay, kaniiniyaa badanna uu isticmaalay.

Waa qofkii labaad oo goboladda Waqooyi ee Soomaaliya kasoo jeeda meydkiisana laga helo halkii uu daganaa. Somaliland ayaa sheegtay in beegsi gaar ah lagu hayo dadkeeda.

Madaxweyne Xasan Shiikh oo qalinka ku guugey heshiiska ilaalinta Badda ee ay Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga:“Waxa...
22/02/2024

Madaxweyne Xasan Shiikh oo qalinka ku guugey heshiiska ilaalinta Badda ee ay Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga:

“Waxaan saxiixay Heshiiska Iskaashiga Difaaca iyo Dhaqaalaha ee dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo ay ansixiyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasi oo qayb ka ah dadaalada aan ku bixinayno dhowrista amniga, khayraadka, gobonimada, madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee JFS Soomaaliya.

Heshiiskani oo mudadiisu tahay 10 sano waa mid taageeraya hurumarinta dhaqaalaha baluugga, kobcinta wax soo saarka kalluunka, dhisida kaabayaasha dhaqaalaha, ilaalinta khayraadka badda, la dagaallanka argagaxisada iyo ka hor taga wax kasta oo sharci darro ah oo la mariyo xeebaha Soomaaliya, waxa uuna Soomaaliya gaarsiin doonaa in ay dhisato Ciidan Badeed oo ku filnaada difaaca baddeenna.

Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga oo heshiiskani inaga dhexeeyo waa dal iyo dad aan naqaanno, marar badan hiil inoo muujiyay. Waa waddan saaxiib iyo walaal ah oo aan ku aamini karno iskaashigan muhiimka u ah difaaca qarannimadeeenna iyo midnimadeenna dhuleed, waxaana heshiiskan uu qeyb ka qaadanayaa nabadda iyo xasilloonida gobolka.”

DEGDEG:-Waxaa  lagu guulaystay in lasoo qabto Naagtii jaariyada ahayd ee Xalay  xaday ilmaha yar waliba gurigii ay ushaq...
22/02/2024

DEGDEG:-Waxaa lagu guulaystay in lasoo qabto Naagtii jaariyada ahayd ee Xalay xaday ilmaha yar waliba gurigii ay ushaqeenaysay ka xaday.

iyadoo Baska Jaamac Jiis ee Addis Ababa ubaxa Raacaysa ayaa laqabtay

wiilkii Baska joogay oo lasii war galiyay ayaa xiriir soo sameyey oo soo Hadlay. Waana la qabtay hada waxaana hada gacanta ku haya ciidanka deeganka somaalida.

Intii nagala qayb qaadatay way mahadsantahay hala ilaashado caruuraha.

Xigasho:- Gamadid Media.

Address

Buuhoodle

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hawd Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share