25/11/2021
Saadaali Oo Ku Guulayso $10
Koobka Kooxaha Heerka Koowaad ee Gobolka Sanaag oo Maalmihii lasoo dhaafay si habsami leh uga socday Garoonka Daalo Stadium ayaa gebogebo ah.
Ciyaarta k**a dambaysta ah waxaa wada dheeli doona Kooxaha
■Kooxda Dawlada Hoose ee Ceerigaabo
Iyo
■ Kooxda Ciidanka Qaranka ee Gaashaan
Shuruudaha
1-like iyo Follow Saar Page
2-Share Garee
3-Naatijada Saadaasha Ku Qor Qaybta Commentiga
Ah: Saacad Ka Hor Wakhtiga Ciyaarta Ayay Natiijadu Ku Eegtahay ''
Guulaystuhuna Wuxu Noqon Foonaa Qofka Ugu Horeeya Ee Natiijada Sida Saxda U Sheega Wakhtiga iyo Minitka Ayaa Loo Eegi Doonaa Anagaana La Xidhiidhi Doona