Hilaac Editing

Hilaac Editing safka kowaad

Hilaac Editing waxay kuu diyaarisay Bussiness card aad u qurux badan.qeybtiisa h**e iyo qeybtiisa gadaale Dalbo oo hel h...
25/04/2023

Hilaac Editing waxay kuu diyaarisay

Bussiness card aad u qurux badan.qeybtiisa h**e iyo qeybtiisa gadaale

Dalbo oo hel hadda

Nagala soo xiriir +252614701030

Kusoo dhawaw Hilaac Editing   waxaa diyaar u nahay inaan idin adeegno mar walbo
25/04/2023

Kusoo dhawaw Hilaac Editing waxaa diyaar u nahay inaan idin adeegno mar walbo

Nolosha waa iska nuucaan marka hora lacagta raadineysaa marka xigta xooga markaa hesho wili wax kala sii raadineesaa mar...
04/04/2023

Nolosha waa iska nuucaan marka hora lacagta raadineysaa marka xigta xooga markaa hesho wili wax kala sii raadineesaa markaa wax badan heshidna nolashaada ayaa gabaabsi sii noqoneysaa adigoon wax ku dheefin lacagtii aa intaas soo dhan raadiineysay waaga dhimaneysaa.
Marka adduunka waxaa ujoogana ayaaba ah in aan allah caabudno oo aan aduunyo daba ordin.

Nagu soo biir wll Xikmad iyo Xaqiiq

03/04/2023

😁

Xikmad iyo Xaqiiq  fallow dheh Ramadan kariim
03/04/2023

Xikmad iyo Xaqiiq fallow dheh

Ramadan kariim

23/03/2023
23/03/2023

Casharkii kowad ee Tafsiirka

Sh Abdi Xayi Xafidahu Allh

Lasoco Subax kasta 7:00 AM

Share udheh asxaabtaada ✍📩

23/03/2023

Maka mid tahay dadka la socon doono Tafsiirka halkaan aan soo galino subax kasta

Kamid noqo oo kusoo biir halkaan
02/12/2022

Kamid noqo oo kusoo biir halkaan

Galab wanaagsan

Fallow dheh page

Aragtidaada

27/10/2022

QISO CAJIIB AH. الله أكبر

Gabar ayaa Habeen waxay ku soo Daahday Xaafada ay Daganeyd Gabar kale oo ay Saaxiibo yihiin, kadib way soo Baxday, intii ay Wadada mareysay ayey Cabsi Dareentay, maadaama ay Wadada Cidlo aheyd, waxayna talo saaratay Allaah, wax yar kadib waxay Aragtay Nin Geed horteeda ah ku Gambanaaya, way Naxday waxay Allah ka Barisay inuu Badbaadiyo, Qur'aankana afkeeda ayey ku Qabatay, si uu ilaah uga Badbaadiyo cadowga Horteeda taagan, ayadoo Qur;aanka afkeeda ku heysataa ayey si Tartiib ah Ninkii u ag martay, Gurigeedii ayeyna si Nabad ah ku tagtay.

Subixii ayey waxay Maqashay in Waddadii ay soo martay Geedkii Ninku ku jiray Agtiisa lagu Dilay Gabar, Xiliga uu Dilka dhacay waa qadar 10daqiiqo kadib, markii ay meesha martay, Waxay Dareentay in Ninka Dilka Geystay uu yahay kii ay soo Ag mareysay, si ay Police-ka ugu Sheegto Ninka Tilmaantiisa ayey aaday Saldhiga.

Kadib Taliyihii Taldhiga joogay ayaa u sheegay in ay Hayaan Dhowr Nin oo Habeenkaas la soo qabtay, loogana Shakisan yahay Dilka Gabadha inay Geysteen, sidaa darteed wuxuu Gabadhii ka Dalbaday inay Ragaas Wajiyadooda Eegto oo ay Sheegto haddii uu ku jiro Ninka ay Habeenkii Aragtay.

Gabadhii ayaa si Geesinimo leh u soo hor Istaagtay Ragii Eedeysanayaasha ahaa, waxayna ka Aqoonsatay Ninkii, wayna Sheegtay, Ninkii ayaa isna Dambigii Qirtay.
Gabadhii ayaa Taliyaha ka Codsatay in Ninka loo Weydiiyo Sababta uu iyada u soo Weerari waayay. Markii la Weydiiyay Ninkii ayaa ku jawaabay:- Kaligeed meysan aheyn, waxaa Dhinacyada ka socday Laba Nin oo Dhaadheer oo Xoog badan. Subxaanallaah, Malaha waa Mala'iktii Rabbi, illeen Qur'aanka ayey Afkeeda ku heysay markeey soo mareysay.
(ILAAHOOW QUR'AANKA WEHELKEENA KA YEEL, YAA RABBI).

Walaal ha hilmaamin in aad Sii Faafiso si Kalaamka Alle Loo Weyneyo illahow markasta Qur,aanka
Arabkeena ku Sug Allahu ma Aameen.🤲🤲🤲

Ustaad Faaruuq

Address

Wanaaga
Gaalkacyo
MUSLIM

Telephone

+252614701030

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hilaac Editing posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share