Huruuse Bed & Breakfast

Huruuse Bed & Breakfast Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Huruuse Bed & Breakfast, Hotel & Lodging, Gaalkacyo.

Wargelin: Kaddib way diimaha la xiriira halka uu ku yaallo 𝐇𝐮𝐫𝐮𝐮𝐬𝐞 𝐁𝐞𝐝 & 𝐁𝐫𝐞𝐚𝐤𝐟𝐚𝐬𝐭 , waxaan ku soo darnay Google Map; ht...
30/10/2023

Wargelin: Kaddib way diimaha la xiriira halka uu ku yaallo 𝐇𝐮𝐫𝐮𝐮𝐬𝐞 𝐁𝐞𝐝 & 𝐁𝐫𝐞𝐚𝐤𝐟𝐚𝐬𝐭 , waxaan ku soo darnay Google Map; https://maps.app.goo.gl/9BzDGueC26a2NftXA?g_st=ic

Waxaan idin ku soo dhaweynayna adeeg idin qanciya iyo goob ku habboon.

Huruuse BnB Galkacyo
21/10/2023

Huruuse BnB Galkacyo

Habeen wanaagsan.
12/10/2023

Habeen wanaagsan.

Ku soo dhawoow Haruuse Bed and Breakfast oo ku yaalla waddada koowaad ee u leexata caska ama aagga Dugsiga sare ee Xaaji...
22/09/2023

Ku soo dhawoow Haruuse Bed and Breakfast oo ku yaalla waddada koowaad ee u leexata caska ama aagga Dugsiga sare ee Xaaji Cali Biixi ee magaalada Gaalkacyo. Waxaan idin heyna adeegyo loo diyaariyay hab ku raalligalinaya; Jiif ay la socoto quraac,halka galabtii iyo habeenkii aan idin diyaarinay goobo aad ku qaadan kartaan jawi degganaan iyo nasniino leh adigoo ku helaya cunnooyinka kala duwan sida;

Kibis+oodkac.
Kibis+ malab.
Kibis kaluun ama suqaar.
Malawax+malab, suqaar, oodkac ama kalluun.
Burxabaal+ oodkac ama subag.
Cunto wadani, Digir/galeey/qamadi ama masago.

Sidoo kale, waxaad ka helaysaa, dalabaadka casumaadaha iyo cuntooyinka sida;Hilib, Bariis ama Baasto.

Casariye; Bur, kac-kac, mashmash, seynbuus, salool, shaah iyo qaxwe iyo Cabitaannada khudrada oo seeko ah. Waxa soo jiidashada lehna waa deegaanka dhismahan uu ku yaal oo ah degaan bilicsan oo ku yaal meel jawi degan.

Fadlan nagala soo xiriir
Teleefonnada;
0905753038
0905753039

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Huruuse Bed & Breakfast posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Huruuse Bed & Breakfast:

Share