Hotel Embassy

Hotel Embassy Embassy Hotel is providen of first class accommodation event facilities and fine dining at affordable rates

13/12/2024

Farxadaada Quruxso Embassy Hall La Saaxiib

Contact us 0617314442



25/10/2024

Waxaan idiin soo kordhinay hool ku haboon xafladaha iyo aroosyada iyo Munaasabadaha kale oo loo diyaariyay si qurux badan

20/01/2023

Glimpses from recent marriage ceremony at our premises.

Book us for wedding, reception, birthday party, conferences or any other gatherings

Contact us 0617314442 📞

19/01/2022

Kusoo Dhawoow Hotel Embassy Galkacyo.

Waxaan ula diyaar nahay markasta macamiishena adeeg hufan oo raali galiya

📞Nagala Soo Xiriir 06173144442 0614000085 0615666091 0907752598
💻Email: [email protected]

04/11/2021
30/09/2021
26/09/2021

BISHAARO

Dhammaan macaamiisheenna Waxaan ugu bishaareyneynaa In hada kadib hoolka cusub ee Hotel Embassy Uu Diyaar u yahay xafladaha iyo aroosyada Iyo Casuumadaha Kale

Hoolkan cusub oo loo diyaariyay hab casri ah oo ka duwan dhammaan hoolalka magaalada ayaa leh dhammaan adeegyadii iyo agabkii looga baahnaa hool hadii ay ahaan laheyd iftiin badan, qabow lagu na diyaariyay alaab tayo badan oo aad u qurux badan.

Kala Soo Xiriir📞👇
📱 0614000085 ama 0615666091 ama Golis 0907752598

26/09/2021
Macamiisha ku xiran hotelka waxaa la socodsiineynaa in dib habeyn xoogan lagu sameyay adeegyadii aad horay ugu Heli jirt...
24/09/2021

Macamiisha ku xiran hotelka waxaa la socodsiineynaa in dib habeyn xoogan lagu sameyay adeegyadii aad horay ugu Heli jirteen hotelka embassy ee Gaalkacyo .

Adeegyada aan ku soo kordhinay waxaa ka mid ah hall si heer sare loo qalabeyay islamarkaan aad ku dhigan kartan aroosyada ,Xafladaha,iyo shirarka gaar gaar ah.

Sido kale macamiisheena waxaa u soo kordhinay goobo ay ku nastaan shacabka hotelka ku xiran iyo goobo kale ee ay ku nastaan.

Maanta oo jimcaha ayaa si toos xariga looga jaray adeegyadaas waxaa xarig jarka nagala soo qeyb galay wasiiro ka tirsan Galmudug ,Maamulka degmada iyo qeybaha bulshada reer Gaalkacyo.

Address

Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hotel Embassy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category