Al jazeera Hotel Galkio

Call Directions Website Contact the business

Al jazeera Hotel Galkio Waa page Loogu talagalay macaamisha Aljazeera Hotel business Group

Al JazeeraHotel Xafladi saxiixa Biyo sarka magalada GalkacyoMaamuus hall
03/10/2026

Al JazeeraHotel
Xafladi saxiixa Biyo sarka magalada Galkacyo
Maamuus hall

03/10/2026

Hambalyo mudane mahad Amir Samatar iyo marwo Halimo Ladan Mohamed oo meherkodu ka dhacay Al JazeeraHotel

Heshiis kala saxiixashada mashruca biya sarka Magalada Galkacyo oo ka dhacay aljazeera hotel waxaana kasoo qaybgalay Was...
03/10/2026

Heshiis kala saxiixashada mashruca biya sarka Magalada Galkacyo oo ka dhacay aljazeera hotel waxaana kasoo qaybgalay Wasiiro, xildhibano, mamulka Gobolka, iyo degmada, cuqal iyo wax garad.
Aljazeera hotel

23/09/2026

Hambalyo mudane Abdulmuncin Said Mumin iyo marwo Asiyo Gorod Farah oo meherkodu ka dhacay Al JazeeraHotel.

22/09/2026

Al JazeeraHotel
Bandhiga Buuga Xaawaley iyo haweenka Gobolka Mudug oo si mug iyo misan leh usoo camiray holka Maamuus ee Al jazeera Hotel Galkio
Xaawaley iyo suuban botan waxaa kulmiyey aljazeera hotel.

19/09/2026

Al JazeeraHotel
Xaflada Qalinjabinta ardayda macahadaka macruuf international colage oo ka qabsontay Al jazeera Hotel Galkio .
Ku qabso xafladada qalinjabinta Goob quruxbadan , bilic leh, iyo hall wayn oo qurxoon.

19/09/2026

Al JazeeraHotel
Xaflada diyarinta Macruuf internatinal collage
Welcome Al jazeera Hotel Galkio

Waxaa habenki xalay ahaa lagu Soo bandhigay Al JazeeraHotel  dhigana Lamagbaxay Xaawaley oo ay qortay qoraa Suuban Botan...
19/09/2026

Waxaa habenki xalay ahaa lagu Soo bandhigay Al JazeeraHotel dhigana Lamagbaxay Xaawaley oo ay qortay qoraa Suuban Botan.
Waxaana kasoo qaybgalay Dad kudhaw 3000 oo qof waan bogadinaynaa qoraga iyo Haweenka Gobolka Mudug.
Al jazeera Hotel Galkio
Maamuus Hall

Aljazeera hotel  Ma’ruuf International College Galkacyo ayaa maanta si rasmi ah u qabatay xafladda qalin-jabinta, aljaze...
19/09/2026

Aljazeera hotel
Ma’ruuf International College Galkacyo ayaa maanta si rasmi ah u qabatay xafladda qalin-jabinta, aljazeera hotel taas oo lagu maamuusay Dufcadda 20-aad ee Macruuf International College with Macruuf online academy.
Ku qabso qalin jabintada Goob ku haboon oo qurux badan.

28/08/2026

Hambalyo
waxaa ka qabsomay Al JazeeraHotel xaflada Qalin jabinta Dufcadii 20 aad ee Ardayda macahadka RPS .
Maamuus Hall
Ku qabso xafladahaga qalin jabinta Goob Bilicsan iyo hall qurux badan.
Al jazeera Hotel Galkio

Address

Garsoor
Galcaio

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al jazeera Hotel Galkio posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Al jazeera Hotel Galkio:

Shortcuts

Share

Category