A.J.J Palace Hotel

A.J.J Palace Hotel Number one best luxury hotel in Puntland...

contact: +252906796407
+252907797111
Email : [email protected]
(315)

01/05/2024

AJJ HALLS oo dib u casriyeyn iyo Horumarin lagu sameeyay.

Dhamaan wuxuu qabanayaa adeegayada Casumadaha, Aroosyada, Shirarka iwm.

2012 - 2014 - 2023.TAAGEERAHA DHALINYARADA.
21/09/2023

2012 - 2014 - 2023.

TAAGEERAHA DHALINYARADA.

22/03/2023
AJJ PALACE Garowe, qiimo macquul ah, biyo nadiif ah, Hurdo raaxo leh.
22/01/2023

AJJ PALACE Garowe, qiimo macquul ah, biyo nadiif ah, Hurdo raaxo leh.

AJJ PALACE HOTEL & RESTAURANT waxay soo bandhigaysaa fursad shaqo oo ka banaan, fursadaas oo ah Kabal yeeri gabar ah (La...
24/08/2022

AJJ PALACE HOTEL & RESTAURANT waxay soo bandhigaysaa fursad shaqo oo ka banaan, fursadaas oo ah Kabal yeeri gabar ah (Lady Waiter).

Waa in ay isticmaali kartaa Computer ka, aqoona u leedahay waiter nimada, Waxaa lagu soo dirayaa codsiga email: [email protected] ama whatsup 0906593833.

22/02/2022

AJJ PALACE HOTEL Garowe.

22/02/2022

AJJ PALACE Garowe 2022.

Always your desires
04/02/2021

Always your desires

A.J.J Palace HallA.J.J DecorationCamera Golden Prod
16/03/2020

A.J.J Palace Hall
A.J.J Decoration
Camera Golden Prod

Runtii waa wax lagufarxo un aad dhulkaaga iyo magaladaada sidaa uxayaysiiso sawiradaan aad arkaysaan Waaa AJJ HALL and A...
19/02/2020

Runtii waa wax lagufarxo un aad dhulkaaga iyo magaladaada sidaa uxayaysiiso sawiradaan aad arkaysaan Waaa AJJ HALL and AJJ HOTEL waa hotel casriya oo uu idinkahirgaliyay muwaadin somaliyeed oo reer puntland ah khaasatan reer garoowe ah

Markaad sifiican indhahaaga ugukalabixiso waakufarxaysa waxaana kusoojiidanaya quruxda hotelka iyo hoolka waxaa intaas kusiidheer shaqaale adeega ay kuubixinayan kaahaqabtiraya ayaa goobtaas diyaar kuugu ah

Waxaan idinleenahay kusoodhawaada Ajj Hall and Ajj palace hotel idinkuyaala caasimada puntland eee garoowe

Xuquuqda sawiradaas quruxdabadan waaa cawaale yare camera man gacantiisa fadhida

Address

Opposite UNICEF Compund-or-State House Road. .
Garoe

Telephone

+252907797111

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when A.J.J Palace Hotel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to A.J.J Palace Hotel:

Share

Category