City view Hotel and Restaurant

City view Hotel and Restaurant Every Thursday" evening- Buy one Pizza and get one free. Call for home deliveries

ku dhowaw hotel city view hotel, Garowe waxad ka heli doonta qolal vip rooms, Sigle rooms, famalies rooms iyo Restaurant aad ka heli doontan noocyada kala duwan ee cuntada sida, hilibka cad iyo hilibka cas oo lo sameyey si aad ku qanci doontid. Waxaa City view hotel soo kordhiyay adeega cusub oo Pizza ah" Khamiis kasta gado hal Pizza large ah, helna mid bilaash small ah" Soo wac hadaad rabto in gurigaaga laguu keeno.

Nagu dooro adeeg hufan oo tayo leh.
22/07/2023

Nagu dooro adeeg hufan oo tayo leh.

Hot and fresh pizza is available now in city view hotel
20/07/2023

Hot and fresh pizza is available now in city view hotel

Fresh and classic juice is available now Wali ma dhadhamisay cabitaanadeena bal nala arag oo nagu soo booqo city view
19/07/2023

Fresh and classic juice is available now

Wali ma dhadhamisay cabitaanadeena bal nala arag oo nagu soo booqo city view

Burger is available now Contact us 090-6975533                     09-06813777
18/07/2023

Burger is available now

Contact us 090-6975533
09-06813777

Meat shawarma is available in city view hotel.
17/07/2023

Meat shawarma is available in city view hotel.

Dalbo qol jiif oo luxury ah adoo jooga magaalada iyo adoo ka maqanba city view hotel wuxuu kuu diyaariyay qolal jiif oo ...
16/07/2023

Dalbo qol jiif oo luxury ah adoo jooga magaalada iyo adoo ka maqanba city view hotel wuxuu kuu diyaariyay qolal jiif oo si heer sare ah loo qalabeeyay .

Order your fav food
14/07/2023

Order your fav food

Ku qabso kulamada iyo shirarka muhiimka ah city view hotel oo kuu diyaariyay hoolal qalabaysan oo qurux badan
12/07/2023

Ku qabso kulamada iyo shirarka muhiimka ah city view hotel oo kuu diyaariyay hoolal qalabaysan oo qurux badan

Macmiil ma ogtahay inaan kuu diyaarinay Pizza dhadhan wanaagsan oo aad muddo yar gudeheed usoo xiisi karto , soo booqo c...
10/07/2023

Macmiil ma ogtahay inaan kuu diyaarinay Pizza dhadhan wanaagsan oo aad muddo yar gudeheed usoo xiisi karto , soo booqo city view oo hel cunto dhadhan wanaagsan.

Kaalay nagula casariyee jawiga quruxda badan ee city view .
09/07/2023

Kaalay nagula casariyee jawiga quruxda badan ee city view .

Jumce wanaagsan.
07/07/2023

Jumce wanaagsan.

Address

Garowe Main Road , Near UNDP COMPANY OR BIHAND OF MIRE WARE STAUME
Garowe

Telephone

+252906813777

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when City view Hotel and Restaurant posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to City view Hotel and Restaurant:

Share

Category