Maamuus Hotel

Maamuus Hotel Maamuus Hotel waa hotelka ugu wayn magaalada Gabiley ee xarunta gobolka Gabiley. Waxa uu ku yaal goo

14/11/2023
Maamulka sare ee maamuus hotel waxa uu idinku war galinayaa inuu dib u habeen balaadhan idiinku sameeyey qaybta cuntada ...
11/04/2016

Maamulka sare ee maamuus hotel waxa uu idinku war galinayaa inuu dib u habeen balaadhan idiinku sameeyey qaybta cuntada oo aad ka heli doontaan adeegyada kala ah.
1. Qureec
2. Qado
3. Cashoyin tayo leh.

Sidoo kale waxa meesha ka maqneen martiqaadada qofka aad qiimaynaysid sida.
1. Qaybta snak barka ama coffee ga
2. Qaybta hurdada
3. Qaybta cuntada
4. Meelaha nasniimada ama shirarka gaarka ah.

Adeega internet kuna waa WIFI isla markaana ah bilaash ama lacag la'aan.

Maamuus Hotel
Gabiley, Somaliland

++++++OGEYSIIS MUHIIM AH++++Maamuus Hotel waxa uu idinku wargalinayaaa in uuu idiin bilaabey qaybtii cuntada oo aad ka h...
17/04/2015

++++++OGEYSIIS MUHIIM AH++++

Maamuus Hotel waxa uu idinku wargalinayaaa in uuu idiin bilaabey qaybtii cuntada oo aad ka heli doontaa qaybaha kala duwan ee cuntooyinka sida.
1.QADOOYINKA oo leh noocyo kala duwan
2.CASHOOYIN 3. QUREECO
Haddaba yaaney idin seegin

Qaybaha hurdooyinka ee kuu diyaariyey Maamuus Hotel waxaa ka mid ah Qolalkii hurdooyinka sida:1. Single Room's2. Dual be...
30/07/2014

Qaybaha hurdooyinka ee kuu diyaariyey Maamuus Hotel waxaa ka mid ah Qolalkii hurdooyinka sida:

1. Single Room's
2. Dual bed Room's
3.Family Bed Room's
4.V.I.P Room

Maamuus Hotel waxaad ka heli kartaan qolalka casuumadaha iyo marti galinta dadka aad qiimaynaysid,
30/07/2014

Maamuus Hotel waxaad ka heli kartaan qolalka casuumadaha iyo marti galinta dadka aad qiimaynaysid,

Maamuus hotel @ eid celebration in Gobolka Gabiley
30/07/2014

Maamuus hotel @ eid celebration in Gobolka Gabiley

Maamuus Hotel dhamaan macaamiishasa waxaa uu lee yahay munaasabada   Awgeed ciid wanaagsan.Inshalaah bari haddii ay noqo...
27/07/2014

Maamuus Hotel dhamaan macaamiishasa waxaa uu lee yahay munaasabada Awgeed ciid wanaagsan.

Inshalaah bari haddii ay noqoto ciid waa uu idiin shaqeenayaa Hotelku waxaanad ka heli doontaa wixii h**e aad uga barateen

Waad mahadsantihiin

Address

Wadada Gobolka
Gebiley

Telephone

+252634660010

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maamuus Hotel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category