Gulaid Hotel

Gulaid  Hotel Thanks for visi

gulaid Park has has been founder is my Grand father omer hazzan gulaid here at gulaid hotel Everyone gets treated like family so come spend your time gulaid hotel !

29/04/2024

Macmil Gulaid Hotel Waxa kugu diyaara
Qolol jiifa oo aad kuu qanciya oo kala ah




Nagala soo xidhiidh

☎️ Tell: 572959 ☎️ 518399

Hotel



𝐂𝐈𝐈𝐃 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊Waxaan ugu tahniyadaynaynaa dhamaan bulshada islaamka fadliga ciida awgeed. Ilaahay ha inaga yeelo kuwa san...
09/04/2024

𝐂𝐈𝐈𝐃 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊

Waxaan ugu tahniyadaynaynaa dhamaan bulshada islaamka fadliga ciida awgeed. Ilaahay ha inaga yeelo kuwa sanadka soo socda bashbash iyo barwaaqo ku gaadha dhamaan camalkii suubanaa ee bisha barakaysan rabi uu ka aqbalo.





04/04/2024

𝐀𝐋 𝐅𝐀𝐑𝐈𝐃 𝐁𝐀𝐆𝐒 𝐇𝐎𝐘𝐆𝐀 𝐁𝐎𝐎𝐑𝐒𝐎𝐎𝐘𝐈𝐍𝐊𝐀 𝐎𝐎 𝐈𝐃𝐈𝐍 𝐒𝐀𝐌𝐄𝐄𝐘𝐀𝐘 𝐐𝐈𝐈𝐌𝐎 𝐃𝐇𝐈𝐌𝐈𝐒 𝐁𝐀𝐋𝐀𝐀𝐃𝐇𝐀𝐍

Hoyga boorsooyinka oo idin keenay boorsooyinkii u danbeeyay una casrisana ayaa idin samaysay qiimo dhimis aad u balaadhan inta ay socoto carwo guleid Hotel ee h**e usoo gaadh oo ka faa'idayso macmiil





**eusoogaadh

Hage Digital Services

04/04/2024

𝐀𝐑𝐎𝐌𝐀 𝟐𝟒 𝟕 𝐢𝐲𝐨 𝐂𝐀𝐑𝐖𝐎 𝐆𝐔𝐔𝐋𝐄𝐄𝐃

Aroma 24 7 waxay inoo keentay mashiino casri ah oo kaa caawinaya Uduga gurigaaga ama goobtaada shaqo meel dheerna gaadhsiinaya carafta.

Hadaba yaan la Moogan Aroma 24 7 oo ka soo qayb gashay carwo guuleed.

Ku carfi Gurigaga Iyo xafiiskaaga Aroma 24 7.

📍 Hargeisa Jigjiga Yar, Next Door Luxury Perfumes.
☎️ +252 63 8888980






𝐊𝐀 𝐐𝐀𝐀𝐃𝐎 𝐗𝐀𝐅𝐈𝐈𝐒𝐊𝐀 𝐊𝐔𝐔𝐆𝐔 𝐃𝐇𝐀𝐖 𝐒𝐎𝐌𝐆𝐀𝐒 𝐊𝐔𝐍𝐀 𝐇𝐄𝐋 𝐐𝐈𝐈𝐌𝐎 𝐃𝐇𝐈𝐌𝐈𝐒𝐓𝐀𝐍 𝟑𝟒%Waxa aad ka helaysaa shirkadda  agabkan uu abwaanka shar...
04/04/2024

𝐊𝐀 𝐐𝐀𝐀𝐃𝐎 𝐗𝐀𝐅𝐈𝐈𝐒𝐊𝐀 𝐊𝐔𝐔𝐆𝐔 𝐃𝐇𝐀𝐖 𝐒𝐎𝐌𝐆𝐀𝐒 𝐊𝐔𝐍𝐀 𝐇𝐄𝐋 𝐐𝐈𝐈𝐌𝐎 𝐃𝐇𝐈𝐌𝐈𝐒𝐓𝐀𝐍 𝟑𝟒%

Waxa aad ka helaysaa shirkadda agabkan uu abwaanka sharaxayo iyo adeegyo kale oo badan.

𝗗𝗔𝗥𝗬𝗘𝗘𝗟𝗞𝗔 𝗠𝗔𝗖𝗠𝗜𝗜𝗟𝗞𝗔 𝗜𝗬𝗢 𝗕𝗔𝗗𝗕𝗔𝗔𝗗𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗗𝗛𝗜𝗥𝗧𝗔 𝗗𝗘𝗘𝗚𝗔𝗔𝗡𝗞𝗨 𝗪𝗔𝗔 𝗔𝗦𝗧𝗔𝗔𝗡𝗧𝗔𝗬𝗔𝗗𝗔

𝐋𝐚𝐠𝐚 𝐫𝐚𝐲𝐬𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐮𝐱𝐮𝐬𝐡𝐢𝐢 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐧𝐚𝐬𝐚𝐲 𝐬𝐨𝐦𝐠𝐚𝐬.

Qiimihii h**e: haanta gass-ta iyo shawlada: $120
Qiimaha cusub ee hadda: ku qaado keliya haan iyo shawlad: $80 keliya.

Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidh:
☎ 133/ 063-4033333/063-3000801






𝐇𝐎𝐘𝐆𝐀 𝐃𝐀𝐑𝐘𝐄𝐄𝐋𝐊𝐀 𝐉𝐈𝐃𝐇𝐊𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐖𝐀𝐉𝐈𝐆𝐀 𝐌𝐈𝐋𝐀𝐍𝐎 𝐎𝐎 𝐊𝐔 𝐉𝐈𝐑𝐓𝐀 𝐐𝐈𝐈𝐌𝐎 𝐃𝐇𝐈𝐌𝐈𝐒 𝟐𝟎%Macmiil ku qurxi jidhkaaga oo dhalaali wajigaaga ad...
04/04/2024

𝐇𝐎𝐘𝐆𝐀 𝐃𝐀𝐑𝐘𝐄𝐄𝐋𝐊𝐀 𝐉𝐈𝐃𝐇𝐊𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐖𝐀𝐉𝐈𝐆𝐀 𝐌𝐈𝐋𝐀𝐍𝐎 𝐎𝐎 𝐊𝐔 𝐉𝐈𝐑𝐓𝐀 𝐐𝐈𝐈𝐌𝐎 𝐃𝐇𝐈𝐌𝐈𝐒 𝟐𝟎%

Macmiil ku qurxi jidhkaaga oo dhalaali wajigaaga adoo isticmaalaya daawooyin dabiici ah oo aad u daryeelaya maqaarkaaga.

Hadda kasoo dalbo macmiil:
☎ +252 63 4743959
📍 Kasoo Horjeedka garoonka dhalinta , Hargeisa, Somaliland.










𝐋𝐔𝐗𝐔𝐑𝐘 𝐏𝐄𝐑𝐅𝐎𝐑𝐌𝐒 𝐈𝐘𝐎 𝐂𝐀𝐃𝐀𝐑𝐀𝐃𝐈𝐈 𝐔 𝐃𝐀𝐍𝐁𝐄𝐄𝐘𝐄𝐘Ka faa'idayso cadarada iyo dhamaan uduga kala duwan ee ay kuu hayso  Perfumes i...
04/04/2024

𝐋𝐔𝐗𝐔𝐑𝐘 𝐏𝐄𝐑𝐅𝐎𝐑𝐌𝐒 𝐈𝐘𝐎 𝐂𝐀𝐃𝐀𝐑𝐀𝐃𝐈𝐈 𝐔 𝐃𝐀𝐍𝐁𝐄𝐄𝐘𝐄𝐘

Ka faa'idayso cadarada iyo dhamaan uduga kala duwan ee ay kuu hayso Perfumes iyo qiimo dhimista ay kuu samaysay intay carwadu socoto gaar ahaan cadarka ragga ee lagu magacaabo.

RAMADAN MUBAARAK

Hadda kasoo dalbo macmiil:-
☎ 063-6249515








02/04/2024

𝐖𝐄𝐋𝐈 𝐖𝐀𝐘 𝐈𝐍𝐎𝐎 𝐅𝐔𝐑𝐀𝐍𝐓𝐀𝐇𝐀𝐘 𝐂𝐀𝐑𝐖𝐀𝐃𝐈𝐈

Dhamaan bulshada waxa aan wargelinaynaa inay carwadii socoto weli ayna ka heli karaan waxkaste oo ay rabaan gaar ahaan dharkii, gabihii, agabka daryeelka jidhka, udugii, iyo waxyaabo kale oo badan.

Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh:
☎ +252 63 4743959
📍 Kasoo Horjeedka garoonka dhalinta , Hargeisa, Somalia










Hage Digital Services

02/04/2024

𝐒𝐄𝐕𝐄𝐍 𝐒𝐓𝐀𝐑 𝐎𝐎 𝐐𝐈𝐈𝐌𝐎 𝐃𝐇𝐈𝐌𝐈𝐒 𝐁𝐈𝐋𝐀𝐀𝐃𝐇𝐀𝐍 𝐈𝐋𝐀𝐀 𝟏𝟓% 𝐊𝐔𝐔 𝐒𝐀𝐌𝐀𝐘𝐒𝐀𝐘 𝐈𝐍𝐓𝐀𝐘 𝐂𝐀𝐑𝐖𝐀𝐃𝐔 𝐒𝐎𝐂𝐎𝐓𝐎

Bulshooy ka faa'idaysta qiimo dhimistan balaadhan ee ay idinku samaysay meherada Star dhamaan alaabta taala.

Hadda kala soo xidhiidh
☎ 6708406 / 4224576



#15%discount


02/04/2024

𝐓𝐀𝐋𝐈𝐘𝐄 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐔𝐔𝐃 𝐂𝐀𝐁𝐃𝐈 𝐂𝐀𝐁𝐃𝐈𝐋𝐀𝐀𝐇𝐈 𝐂𝐀𝐌𝐔𝐔𝐃𝐎 𝐎𝐎 𝐊𝐀 𝐅𝐀𝐋𝐂𝐄𝐋𝐈𝐘𝐀𝐘 𝐂𝐀𝐃𝐀𝐑𝐀𝐃𝐀 𝐔𝐃𝐆𝐎𝐎𝐍 𝐄𝐄 𝐋𝐔𝐗𝐔𝐑𝐘 𝐏𝐄𝐑𝐅𝐔𝐌𝐄𝐒

Ka faa'idayso cadarada iyo dhamaan uduga kala duwan ee ay kuu hayso Perfumes iyo qiimo dhimista ay kuu samaysay intay carwadu socoto gaar ahaan cadarka ragga ee lagu magacaabo.

RAMADAN MUBAARAK

Hadda kasoo dalbo macmiil:-
☎ 063-6249515








02/04/2024

𝐇𝐎𝐘𝐆𝐀 𝐃𝐀𝐑𝐘𝐄𝐄𝐋𝐊𝐀 𝐉𝐈𝐃𝐇𝐊𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐖𝐀𝐉𝐈𝐆𝐀 𝐌𝐈𝐋𝐀𝐍𝐎 𝐎𝐎 𝐊𝐔 𝐉𝐈𝐑𝐓𝐀 𝐐𝐈𝐈𝐌𝐎 𝐃𝐇𝐈𝐌𝐈𝐒 𝟐𝟎%

Macmiil ku qurxi jidhkaaga oo dhalaali wajigaaga adoo isticmaalaya daawooyin dabiici ah oo aad u daryeelaya maqaarkaaga.

Hadda kasoo dalbo macmiil:
☎ +252 63 4743959
📍 Kasoo Horjeedka garoonka dhalinta , Hargeisa, Somaliland.










01/04/2024

𝐂𝐀𝐑𝐖𝐀𝐃𝐔 𝐖𝐀𝐋𝐈 𝐖𝐀𝐘 𝐊𝐔𝐔 𝐒𝐎𝐂𝐎𝐓𝐀𝐀 𝐇𝐎𝐑𝐄 𝐔 𝐆𝐀𝐀𝐃𝐇

Carwada Gulaid Hotel wali way kuu socotaa ee h**e u gaadh macmiil.

𝗙𝗚: Wixii faah faahin ah ee danbe iyo carwada agabka lagu hayaba halkan ayaad kala socon kartaa.

Nagala soo xidhiidh:
☎ +252 63 4743959
📍 Kasoo Horjeedka garoonka dhalinta , Hargeisa, Somaliland.







Address

Kasoo Horjeedka Garoonka Dhalinta
Hargeisa
[email protected]

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gulaid Hotel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gulaid Hotel:

Share

Category