Tayasiir Hotel Hargeisa

Tayasiir Hotel Hargeisa Hotelka Tayasiir Ugu kaalay adeeg tayo leh islamarkana qiimo jaban.

Adeega Hurdada Gaaban keligaa ama Xaskaaga.Adeeg Hufan iyo Qiimo Jaban.
14/11/2023

Adeega Hurdada Gaaban keligaa ama Xaskaaga.
Adeeg Hufan iyo Qiimo Jaban.

Sanad guuro wacan oo wanaagsan curashada Tirsiga islaamka ee 1445H.Tayasiir Hotel Hargeisa waxa uu farxada  Curashada Ti...
19/07/2023

Sanad guuro wacan oo wanaagsan curashada Tirsiga islaamka ee 1445H.
Tayasiir Hotel Hargeisa waxa uu farxada Curashada Tirsiga Hijrika la qeybsanayaa dhamaan shucuubta islaamka iyo macaamiisha Hotelka ee kala duwan.
Hambalyo Hambalyo Hambalyo.

رمضان كريم 💫🌙.  Designer.
22/03/2023

رمضان كريم 💫🌙.
Designer.

Waxaynu ilaahay ugu mahadineynaa in pagekeeni sidiisii h**e ku soo noqday kadib markii uu 2 bilood inaga ciladeeysnaa.Wa...
14/11/2022

Waxaynu ilaahay ugu mahadineynaa in pagekeeni sidiisii h**e ku soo noqday kadib markii uu 2 bilood inaga ciladeeysnaa.
Waxan idin leeyahay akhyaarey iyo asxaabey isku soo noqod wanaagsan.

Manta waa maalinka carafo, waa maalin aad iyo aad u fadlibadan,waa maalin ALLE S.W.T soo dhawaado, waa maalin adoomo bad...
08/07/2022

Manta waa maalinka carafo, waa maalin aad iyo aad u fadlibadan,waa maalin ALLE S.W.T soo dhawaado, waa maalin adoomo badan uu ilaahay narta uu ka xoreeyo.
Aynu ka faaideysano malinkan sanadkiiba mar ina soo maraaya.
Alle hainaga dhigo kuwa uu narta manta uu ka xoreeyo
.

Tayasiir hotel waxa uu idin soo kordhiyey adeega hurdada gaaban oo qiimo jaaban iyo tayo fiican.Fadlan nagu taageer     ...
02/07/2022

Tayasiir hotel waxa uu idin soo kordhiyey adeega hurdada gaaban oo qiimo jaaban iyo tayo fiican.
Fadlan nagu taageer intaba.

Address

Agagaarka Total Shimbirta Wadada Qabta Briishka Weyn Ee Hargeisa
Hargeisa

Opening Hours

Monday 06:30 - 23:00
Tuesday 06:30 - 23:00
Wednesday 06:30 - 23:00
Thursday 06:30 - 23:00
Friday 06:30 - 23:00
Saturday 06:30 - 23:00
Sunday 06:30 - 23:00

Telephone

+252634058096

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tayasiir Hotel Hargeisa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tayasiir Hotel Hargeisa:

Share

Category