Sil-silada Shiinley 2

Sil-silada Shiinley 2 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sil-silada Shiinley 2, Hargeisa.

19/07/2020

Duhur wanaagsan

16/01/2020

dhiirigalinta aradayda jaamcada jigjiga iyo laabsaalax Copyright to Waqal & Afro Media Production

Habeenka Bandhiga Buuga Geediga CabdiQays. Habeen Danbe Iyo Maansoor Hotel. Kasoo Qaybgalkaagu Waa Muhiim.
08/09/2019

Habeenka Bandhiga Buuga Geediga CabdiQays. Habeen Danbe Iyo Maansoor Hotel.
Kasoo Qaybgalkaagu Waa Muhiim.

08/09/2019
20/07/2019
14/11/2018

Waxaan Baryahanba Social Media_ha ku Arkaayay In in uu Hawada Soo galayo Dhawaan,
Hadaba Su,aasha is Waydiinta Mudani Waxay Tahay Horyaal_tv Ma Ka jawaabi Doonaa Baahiyaha Loo Qabo Televiction Umada dhex u ah oo ka Shaqeeya Midnimada, iyo Wada jirka Guud Ee Shacabka, Haday Sidaa Tahay waan Soo Dhawaynayaa
Hadii Kale oo uu Noqonayo Televiction laga Soo daayo Nin NABADGALYADA umadu Wada Leedahay U Hanjabaya oo leh Hadaan Sidaa La yeelin Balaayaa Dhici Doontaa.Shaashadl Uu ka Soo muuqanayo iyo anagoo Reer hebel ah.
Sida imikaba Tv_yadeena ku badan
Ninamka Odayaasha Ah Ee Wada Waxaan Kula Talinayaa ilmaadeeJoojiyaan

!

07/09/2018

_fadlan si degan iila Fahan!

Waxay Dekeda Berbera Ku Wareejisay Shirkada DPworld iyadoo 19%_na Siiyay ,
oo taa Diidani Waxay u yeedhay Ethiopia Waxaanay siisay 50% Dekeda
Dooraale..
Baarlamaanka Somalia oo Cod Aqlabiyada ku Diiday Bixibta dekeda Berbera Laba Bilood kadib Raysal Wasaaraha Ethiopia oo Muqdisho Tagay Madaxwayne Farmaaje wuxuu siiyay 4 Dekadood oo Ethiopia maalgashanayso.
bil kadib Raysal wasaaraha Ethiopia wuxu soo Laalaabay Colaadii Guunka ahayd ee Ka Dhaxaysay
Wuxuuna u Sheegay in Walaalka kaliya Ee Ethiopia ay leedahay Tahay
Dalka eletaria, waxaana Si Rasmiya Loogu Furay Dekedaha Casab Iyo Masawa oo Maraakibtii ugu Horaysay ee Ethiopia Badeecadaha u Siday ay ku Xidheen

Hadaba Su,aasha Iswaydiinta Lihi Waxay Tahay Ethopia Danteeday Eeganaysaaye Dawladihii Somaliyeed ee Midba Mida kale ku Xumaynaysay (DJABOUTI/SOMALIA/SOMALILAND, iyagu Maxay Eeganayeen? Dakadohoogii oo Xidhan wataa Kuwii Eritrea Laga Shaqaysiiyee!

Arintaasi waxay Ku Tusaysaa in Dadka somaliyeed Meeshay Doonaan ha ka soo kala jeedaane 50ka Sanadood ee Soo Socda ay Hostage u Noqonayaaa oo Dhismaysa! # Laabsaalax

Address

Hargeisa
00252

Telephone

002524046327

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sil-silada Shiinley 2 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share