19/12/2022
Rayaq Hotel Waxa Kuugu Diyaara qollal loogu tala galay Family-yada oo ka kooban:
✔️Qolkii Lamaanaha iyo suuligiisi
✔️Qolkale oo jiif ah oo ay yaaliin laba sariirood.
✔️ Daaradii oo ka kooban:- Fadhigii, Suuli iyo kitchen si casri ah u qalabaysan.!
Macmiil h**e u gaadh oo wakhti ku qaata Hotelk-kan oo aad ka helayso adeeg ku raaliya galinaya.!
Hotel-ku waxay ku taal Hargeisa, Ibrahim Koodbuur, xera awr, isgoska if iyo aakhiro.
Wixii Faahfaahina Kala Xidhiidh Numberadan:
☎️+252 2 571104 || +252 2 63 4253398
✉️[email protected]
📧 https://rayaqhotel.com/