21/05/2026
Dhamaan waxaan ugu bushaaraynaynaa macaamiishayada inaan maalmaahan barakaysan ee Dul xijja cid kaste oo soonta aanu u diyaarinay affur iyo waliuba casho laysugu dubariday si heer keedu sarayso, iyo waliba jawi dagan.
www.alijirdehotel.co
📧 [email protected]
📞 523785 | 523784