himilo shaqohel.

himilo shaqohel. himilo shaqo hel waa isku xidhaha shaqaalaha iyo loo shaqeeyahya

09/10/2025
09/10/2025

🌟 Himilo Shaqo-Hel 🌟
πŸ“’ Fursad Shaqo
🍴 Shaqo: Shaqaale caawiya cook shuwaarmada sameeya
πŸ“ Goobta: Hargeysa
Meesha : hotel fast food
Shuruudaha:
1️⃣ Waa inuu yahay nin
2️⃣ Waa inuu h**e uga soo shaqeeyey huteel
3️⃣ Waa inuu aan balwad lahayn
4️⃣ Waa dhallinyaro firfircoon
5️⃣ Waxaa loogu baahan yahay si degdeg ah
πŸ“ž Tel:063 8861766

17/09/2025

πŸ“’ Himilo Shaqo-Hel
✨ Fursad Shaqo – Macalimad quraan( Dumar) ✨
Goobta : madarisad xifdi quraan
Shuruudaha loo baahan yahay:
1️⃣ Quraanka xifdisan.
2️⃣ Ijaazo haysata.
3️⃣ Macalimad xijaaban oo akhlaaqda diintu ka muuqato.
4️⃣ Culuumta shareecada ku fiican.
5️⃣ Goobta shaqada u dhow.
6. Khibrada ugu yaraan 2 sanno
πŸ“ Goobta: Xaafadda 150 ka .
πŸ•’ Xiliga: galindambe
πŸ“… Wakhtiga k**a dambaysta ah ee shaqadu xidhmayso: 20/9/2025
πŸ‘‰ Ku soo xaree CV-gaaga lambarkan: 063-8572685

Address

Hargeisa
0000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when himilo shaqohel. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share