European Pharmacy, Clinic and Laboratory

European Pharmacy, Clinic and Laboratory EUROPEAN MEDICAL CENTER

17/03/2026
Faytamiin B12 Cobalamin.Hadda soo dalbo.517764.
31/12/2025

Faytamiin B12 Cobalamin.
Hadda soo dalbo.
517764.

Hab daaweynta nebulizer ku waakugu diyaar Eueropean medical center.
17/11/2025

Hab daaweynta nebulizer ku waakugu diyaar Eueropean medical center.

European medical center waxa aad ka helaysaa adeegyada.- Dhakhtaro takhasus ah.- Shaybaadh dhamaystiran.- Kalkaalisooyin...
13/08/2025

European medical center waxa aad ka helaysaa adeegyada.
- Dhakhtaro takhasus ah.
- Shaybaadh dhamaystiran.
- Kalkaalisooyin khibrad leh.
- Daawo-yaqaano khibrad leh.
- Daawo tayo leh.
- Qalab dhamaystiran oo lagula tacaalo xaaladaha emergency ga ah.

Bukaan socodka iyo bukaan jiifka oo labadaba aad ka helayso.
Wakhtiyada kale duwan waa kuu diyaar dhakhaatiirtu.

Hel adeeg hufan ,oo ku kor uqaada caafimaadkaaga.

10/08/2025
Vitamin ka ay ka koobantahay multi-glo syrub  waxa ka mid ah:-- Vitamin A.- Vitamin D.- Vitamin E.- Vitamin C.- Vitamin ...
10/08/2025

Vitamin ka ay ka koobantahay multi-glo syrub waxa ka mid ah:-
- Vitamin A.
- Vitamin D.
- Vitamin E.
- Vitamin C.
- Vitamin B1(thiamine).
- Vitamin B2.
- Vitamin B3.
- Vitamin B6.
- Folic acid.
- Vitamin B5.
- Iron.
- Zinc.
- Coper.

Vitamin nadan dhamaantood ilmuhu uu u baahan yahay.
Waxa uu ka helayaa:-
- Hab difaaca oo xoogaysta.
- Aragtida indhaha oo u wanaagsanaada.
- Koritaanka maskax ahaan iyo jidh ahaan.
- Cunto qaadashada oo u sax-mata.
- Awoodda lafaha iyo ilkaha.
- Samaysanka dhiigga iyo inuu ilmuhu helo iron ku filan.

Vitamin ku ilmaha waxa uu siiya iskudheeli tirnaan cunto ,nafoqooyinka uu cuntooyinka uu ka waayo ayaa uu ka helayaa vitamin ka .

Nagu soo booqo xaruntayada oo kutaal mansoor area.

European medical center.

517764

Omega-3 fatty acids waxay leeyihiin faa'iidooyin badan oo caafimaad.1. Caafimaadka Wadnaha.Yareynta Khataraha: Omega-3 w...
06/07/2025

Omega-3 fatty acids waxay leeyihiin faa'iidooyin badan oo caafimaad.

1. Caafimaadka Wadnaha.

Yareynta Khataraha: Omega-3 waxay caawisaa in la yareeyo cadaadiska dhiigga iyo heerarka cholesterol-ka xun (LDL).
Kor u Qaadida Cholesterol-ka Wanaagsan: Waxay kordhisaa HDL, cholesterol-ka wanaagsan.

2. Cudurrada Caafimaadka Maskaxda.

Xusuusta iyo Karti: Omega-3 waxay kor u qaadaa caafimaadka maskaxda, waxayna yareysaa khatarta cudurrada sida Alzheimer.
Nidaamka Dareenka: Waxay ka caawisaa yareynta calaamadaha walaaca iyo niyadjab.

3. Inflammation (Caabuq).

Ka Hortagga Caabuqa: Omega-3 waxay leedahay sifooyin anti-inflammatory ah, taasoo ka caawisa yareynta caabuqa jirka.

4. Caafimaadka Ilkaha.

Yareynta Eedeymaha Ilkaha: Omega-3 waxay ka caawisaa yaraynta caabuqa ku dhaca ilkaha iyo cirridka.

5. Caafimaadka Aragga.

Ka Hortagga Dhibaatooyinka Aragga: Omega-3 waxay ka caawisaa ilaalinta caafimaadka indhaha, waxayna yareysaa khatarta dhibaatooyinka aragga.

6. Bogsashada Murqaha.

Kordhinta Bogsashada: Omega-3 waxay ka caawisaa bogsashada murqaha iyo yareynta xanuunka ka dhasha jimicsiga.

7. Hagaajinta Nidaamka Difaaca.

Kor u Qaadida Difaaca: Omega-3 waxay taageertaa nidaamka difaaca, taasoo ka dhigaysa jirka mid ka caaggan cudurrada.
8. Caafimaadka Maqaarka
Nadiifinta Maqaarka: Omega-3 waxay ka caawisaa in la nadiifiyo maqaarka waxayna ka hortagtaa dhibaatooyinka maqaarka sida eczema.

9. Hagaajinta Daryeelka Caafimaadka Haweenka.

Ka Hortagga Dhibaatooyinka Menstrual: Omega-3 waxay yareysaa xanuunka menstrual iyo dhibaatooyinka la xiriira.
Xog Dheeraad ah.
Ilo Omega-3: Q fish (sida salmon iyo sardines), walnuts, chia seeds, flaxseeds, iyo oils (sida linseed oil).

Inkastoo Omega-3 ay leedahay faa'iidooyin badan, waxaa muhiim ah in la raadiyo talo caafimaad ka hor inta aan la qaadan waxyaabo dheeraad ah.

Hadda soo dalbo.

517764
0633867490

Jiifka cusbitaalka Habeenkii.Waxa aanu soo kordhinay jiifka habeenkii ,iyada oo ay goobta diyaar kuugu yihiin Dhakhtarki...
06/07/2025

Jiifka cusbitaalka Habeenkii.

Waxa aanu soo kordhinay jiifka habeenkii ,iyada oo ay goobta diyaar kuugu yihiin Dhakhtarki ,Shaybaadh yahankii,Kalkaaliyeyaashii iyo daawo-yaqaanki.

Lasoo xidhiidh.
063-3867490.
517764.

Address

Jigjiga Yar Road, Near Waafi Mall
Hargeisa

Telephone

+2523867490

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when European Pharmacy, Clinic and Laboratory posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to European Pharmacy, Clinic and Laboratory:

Share