29/03/2025
"تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال "
EID MUBAARK Dhamaan Macaamiisha sharafta leh.
City Gate Restaurant( Gacalle Group)waxa aad ka heli doontaan oo idiinki diyaar ah adeegyo badan munaasibadda ciidda waxaana ka mid ah
# Goat 🐐 Hanid(Dhaylo)
# Whole fish 🐟
# Casuumadihii
Waxa aad la soo xidhiidhi kartaan
Land line: 564256, 564257 ama Mobile 4748080