Maansoor Hotel Hargeisa

Maansoor Hotel Hargeisa First and biggest hotel in somaliland. First Hotel In Somaliland.
(457)

01/09/2026

waxanu maanta martigaliney Ardayda Jaamacada NEW GENERATION UNIVERSITY oo qalin jabintodi iyo farxadoodi kula dabaaldegnay Maansoor Hotel.

KU QABSO XAFLADAHAGA IYO SHIRARKABA MAANSOOR HOTEL

BOOK NOW
+252 2 527000 / 1 / 2.

31/08/2026

Maansoor Hotel goob ku habboon martigelinta shirarka, tababarrada iyo munaasabadaha muhiimka ah.

Maansoor Hotel waxaa lagu qabtay barnaamijka TVET Agricultural Mechanization Training Program, Hadaba KU QABSO XAFLADAHAGA IYO SHIRARKABA MAANSOR HOTEL.

BOOK NOW
+252 2 527000 / 1 / 2.

29/08/2026

Farxad, guul iyo dhiirrigelin lagu xusay Maansoor Hotel Hargeisa

Waxaan martigelinay munaasabadda Dugsiyada Salaama, oo lagu abaalmarinayay ardayda kaalmaha sare ka gashay waxbarashada

KU QABSO XAFLADAHAGA IYO SHIRARKABA MAANSOR HOTELS.

BOOK NOW
+252 2 527000 / 1 / 2

 Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiin, marti sharaf, waalidiin iyo ardayda ...
29/08/2026


Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiin, marti sharaf, waalidiin iyo ardayda Salama schools
Taaso ka dhacdey Maansoor hotel.

KU QABSO XAFLADAHAGA IYO SHIRARKABA MAANSOR HOTELS.
BOOK NOW
+252 2 527000 / 1 / 2

29/08/2026

Maalin xusuus mudan oo lagu maamuusay dhammeystirka Dawrada fiqiga ee DR Khadar . Hambalyo dhammaan ardayda guushan qiimaha leh gaadhay.

KU QABSO XAFLADAHAGA IYO SHIRARKABA MAANSOR HOTELS.
BOOK NOW
+252 2 527000 / 1 / 2.

26/08/2026

Stay tuned.

25/08/2026

Hambalyo dhammaan ardayda qalin-jabisay maanta waa abaal-marinta dadaalkiinna, berrina waa bilowga guulo ka waaweyn.

KU QABSO XAFLADAHAGA IYO SHIRARKABA MAANSOR HOTELS.
BOOK NOW
+252 2 527000 / 1 / 2.

25/08/2026

Xaflad qiimo leh waxay u baahan tahay goob u qalanta munaasabaddaada.

Maansoor Hotel waxa uu kuu diyaariyey hool ballaadhan, qurux badan oo si heer sare ah loo habeeyey ku habboon aroosyada, meherka, shirarka iyo munaasabadaha gaarka ah.

Ka dhig maalintaada mid xusuus gaar ah reebta

KU QABSO XAFLADAHAGA IYO SHIRARKABA MAANSOR HOTELS.
BOOK NOW
+252 2 527000 / 1 / 2.

Xusuus taariikhi ah oo ka timid Maansoor Hotels Hargeisa.Waa 2002. Waa xaflad ay abaabushay Laanta Soomaaliga ee BBC Wor...
23/08/2026

Xusuus taariikhi ah oo ka timid Maansoor Hotels Hargeisa.
Waa 2002.
Waa xaflad ay abaabushay Laanta Soomaaliga ee BBC World Service.
Waxaa muhiim ah in xafladdan furitaanka ay ka soo qeyb galeen Madaxweyne Cigaal oo xilka hayay wakhtigas oo uu dhinac fadhiyo Madaxa Afrika iyo Bariga Dhexe ee BBC World Service,
Goobjoogna ay ahaayeen Madaxweyne Silaanyo iyo Madaxweyne Biixi oo iyagana uu midba mar Cigaal gadaashiis qabtay hoggaanka.

KU QABSO XAFLADAHAGA IYO SHIRARKABA MAANSOR HOTELS.
BOOK NOW
+252 2 527000 / 1 / 2

Address

Jigjiga Yar Street
Hargesa
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maansoor Hotel Hargeisa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maansoor Hotel Hargeisa:

Shortcuts

Share