Golis Restaurant - Burao

Golis Restaurant - Burao Golis Restaurant Well-known for delicious food especially meat( Camel, Goat, Beef, Fish and Chicken)

Golis Group of Restaurants and Hotels around Somaliland.Well-known for delicious food especially meat( Camel, Goat, Beef, Fish and Chicken) and great accommodation and Service

31/05/2020

Macaamiisha sharafta leh waxaanu ogeysiinaynaa in Golis hotel Burco uu u guuray Daallo hotel ood halkaa noogusoo hagaagi kartaan
063 4360002, 063 4399451, line 710082

30/03/2020

waxaan aad ugu faraxsanahay tabobarkii aan u soo gebogebaynay shaqaalaha hotelka Golis Burco , kaas oo soconaayey muddo sadex maalmood ah kuna saabsanaa nadaafadda cuntada, ilaalinta caafimaadka iyo fayo dhowrka iyo weliba sidii looga gaashaaman lahaa xanuunada faafa ee uu kow ka yahay covid-19

08/03/2020

cunto & cabitaano tayo leh + nadaafad (soo dhawaada)

08/03/2020

kusoo dhawaado cuntooyin cusub & adeeg huffan (mahadsanidin)

19/04/2019

waxaan idiin haynaa cuntooyin iyo cabitaano tayo leh , adeeg huffan

Waxaad naga helaysaa in ka badan 20 nooc oo quraaco ah,qadooyinka oo ah hilibgeel, hilib adhi,kaluun & digaag si heersar...
23/01/2019

Waxaad naga helaysaa in ka badan 20 nooc oo quraaco ah,qadooyinka oo ah hilibgeel, hilib adhi,kaluun & digaag si heersare ah loo sameeyey .in ka badan 30 nooc oo cashooyin ah.
Mar walba waa cunto tayo leh iyo adeeg sare.

11/01/2019

We always praise Your like,share & check ins.
Thanks

Mar walba noogu kaalay, cunto tayo leh & adeeg wanaagsan
09/01/2019

Mar walba noogu kaalay, cunto tayo leh & adeeg wanaagsan

22/08/2018

"CIID MUBAARAK' CIID MUBAARAK" dhamaan ummadda muslimiinta,dhamaan ummadda afka soomaaliga ku hadasha (gaar ahaan macaamiishayada).waxaan leenahay sanadka sanadkiisa ilaahay ha innagu gaadhsiiyo Nabadgelyo,caafimaad & horuumar.

13/08/2018

Golis Restaurant-Burao is one of the best and well known restaurants in somaliland ,we offer our customers to a delicious and hygienically prepared food """"Dear customer we are always ready to welcome you""Hey come and taste"""

Address

Main Bridge Road
Hargeysa

Telephone

252634360001

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golis Restaurant - Burao posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share