10/03/2024
Hambalyo dhamaan bulshada Soomaaliyeed Bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan , waxaan allah kabaryeeynaa Camal wanaagsan iyo Caafimaad taam ah
Nabad iyo Xasilooni amni waara guud ahaan dalka gaar ahaan Hirshabele.
Aamiin..