Wariye m.dayib sheekeye

Wariye m.dayib sheekeye soo gudbinta wararka dalka kuwoda xaqiiqada ku aalaysan

31/03/2024

Alx.. kismayo galabta ilaa cawadan wanu roobeesanay

31/03/2024

I gained 7 followers, created 3 posts and received 4 reactions in the past 90 days! Thank you all for your continued support. I could not have done it without you. 🙏🤗🎉

14/03/2024

Wali waxaa socda weerarkii lagu qaaday caawa hotel SYL ilaa hadana ma jiraan wax faahfaahin dheeraad ah oo laga helayo weerarkani ku bilowday baabur is qarxiyay

Congratulations 🎊 👏 💐 Alle ha barakeeyo sxbkeey Hamza Baarakallaah iyo marwadiisa ❤️❤️🙏🙏👍
30/06/2023

Congratulations 🎊 👏 💐

Alle ha barakeeyo sxbkeey Hamza Baarakallaah iyo marwadiisa ❤️❤️🙏🙏👍

08/05/2022

Go'aanka ka soo baxay Bfs oo ahaa in 16ka xildhibaan ee ceel waaq ay saxtahay loona soo doortay si sharciga waafaqsan halka galbaharey dhinac loo tuuray

Su'aasha is waydiinta mudan ayaa ah farmaajo ma tanaasuli doonaa oo maka aamusi doonaa 16ka garbaharey haduuse ka hadlo oo diido ma caqabad ayeey keeni kartaa iyo waqti inay qaadato

Qarax xoogan oo ka dhacay Gudaha xarunta lama galaay ayaa lagu dilay xildhibaan Aamina Maxamed cabdi iyadoona ay jiraan ...
23/03/2022

Qarax xoogan oo ka dhacay Gudaha xarunta lama galaay ayaa lagu dilay xildhibaan Aamina Maxamed cabdi iyadoona ay jiraan khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo dad kale soo gaaray.

Xildhibaanad Qaali Ali Shire
07/03/2022

Xildhibaanad Qaali Ali Shire

Qeeb ka mid ah deeqaha ilahay uu ku maneystay dadlka somalia
12/01/2022

Qeeb ka mid ah deeqaha ilahay uu ku maneystay dadlka somalia

22/12/2021

Boosaaso oo dib dagaal ooga qarxay hada wali way socotaa xabadu

17/09/2021

Maxay kula tahay fahad yasin arintisa

Address

Kismayo
252

Telephone

+252615944497

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wariye m.dayib sheekeye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wariye m.dayib sheekeye:

Share